Iran waxay ka digtay inUSA iyo Israel ay weeraraan ilaheeda dakhliga sida xarunta korontada iyo kuwa saliida sifeeyay, hadiise ay taasi dhacdo waxay ku hanjabeen inay weerari doonaan ilaha dhaqaale ee Maraykanku uu ku leeyahay guud ahaan Gobolka Bariga dhexe.
هذه هي الخريطة التي أذهلت العالم.
من إعداد https://t.co/RdAXt3z5K2.
ستسيطر #تركيا على هذه المنطقة بأكملها.
سيتم استخراج احتياطيات الغاز الطبيعي و النفط
أضف جيبوتي إلى هذا وانظر إلى الخريطة الكبيرة مرة أخرى.
(#اتفاقيات_الصومال_وجيبوتي)
Ninkaan ayaa yiri " ciidankii Eritrea lagu tababarayay waxaa ku jiray qaar loo tababaray inay kufsi u gaystaan madaxwaynayaasha maamul goboleedyada dalka kadibna ay muuqaallo ka duubaan "
Waraysi uu hanoolaato siiyay ayuu ku sheegay