Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye & wafdi uu hoggaaminayo oo fiidnimadii caawa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimadda #Somalia
Socdaalka Madaxweynaha ayaa la xiriira shirar ay madaxda DFS iyo Dowladaha xubnaha ka ah ku yeelan doonaan #Mugadishu
Madaxweyne@MrQoorqoor
ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Galmudug.
Shirka ayaa ku saabsanaa dhageysiga Qorshaha Horumarinta Dowladda Galmudug - Galmudug State Development Plan ( GSDP-3),
ee sanadaha 2023-2024.
After 30 yrs of instability #Somalia is gaining relativepeace and security.the country is endowed with important resources, including the longest coastline in Africa,along history of livestock farming,& productive for salts,agriculture, fishety sectots #Hobyosahan
#Galmudug security forces cooperation with SNA Conducted an offensive operation to liberate its territories from the terrorist group of #Alshabaab.
Press stetenent
@UNSomalia oo Dhawaan xarun ka Furanaysa Galmudug.
Waxaa maanta soo gaaray M/#Dhuusamareeb xubno ka tirsan Xafiiska QM ee Soomaaliya, xubnahan oo isugu jiray farsmo yaqaanno iyo khubaro amni aya u yimid sahminta halka loo asteeyey iney degaan
@UNSomalia team led by the SRSG James Swan visited Galmudug today.President @mrqoorqoor, VP & cabinet welcomed the delegation to discuss the support in Galmudug & identify new opportunities while addressing challenges faced and charting a way forward for enhanced cooperation.
President @mrqoorqoor, VP & members of his cabinet welcomed the delegation to discuss UN partners level of support in Galmudug and identify new opportunities while addressing challenges faced and charting a way forward for enhanced cooperation.
Today, a @UNSomalia team led by the SRSG James Swan and representitaves from its partners of @WFPSomalia and @UNDPSomalia visited Galmudug Statehouse in Dusamareb.