Madaxweynihii hore ee #Somalia Xasan Sheekh wuxu siyaasadeednayaa ciidamada caalamka lagu tababaray ee loogu talagalay la-dagaallanka Al-Shabaab, iyadoo lagu eedeeyay in loo adeegsado khilaafaadka iyo loollanka siyaasadeed.
Waxaa jira walaac laga muujinayo xiisadaha siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda Federaalka iyo Puntland iyo Jubaland, iyadoo lagu doodayo in khilaafaadyo noocan ahi ay abuuri karaan firaaq amni oo ay kooxaha hubeysan ka faa’iideysan karaan