Dowladda #Somalia oo #Puntland ku eedeysay Burcad-Badeenimo (War-saxaafadeed xambaasan Digniin iyo Dalab ah in in si degdega loo sii daayo Markabka Hubka ee Puntland qabsatay
https://t.co/NSn2E6exhy
Shirkii Madaxweyne @HassanSMohamud iyo Madasha Mucaaradka oo la isku mari waayay iyo Qodobka sababay (Ma burburay mise..?)
https://t.co/KT9IGrRQ8W via @Goobjooge
Madaxweyne ku xigeenkii labaad ee #Jubaland oo ku geeriyooday #Nairobi iyo Madaxweyne @HassanSMohamud oo Qoraal kasoo saaray, una aqoonsaday...
https://t.co/YdsvLWz9Be via @Goobjooge