Goobjoog Television is your home of authoritative and in-depth coverage of Somalia and the Horn of Africa.
@GoobjoogTV @Goobjoognews
Email: [email protected]
Guddoonka Aqalka Sare oo ku baaqay in wajiga Seddaxaad ee Shirka Dhuusmareeb laga soo saaro go'aano dhaxal-gal ah , oo waqtigan adag badbaadin kara shacabka Soomaaliyeed.
@SenatorAbshir
Xisbiyada Isbedel doonka 1-da Luuliyo oo wax lagu xumaado ku tilmaamay gantaalkii ciidanka Ethiopia ay ku dhufteen diyaaradii Bardaale u siday gargaarka
https://t.co/Qy0Q09Qbqu