Arintan waxa ka dambeeya shisheeye #AMISOM kaw katahay, rooble waa boog xun soomaaliya ku taala waana in laga jaraa inta aany kusii fidin.
Wasiirkii soo bidhiiqaba xilka wuu ka qaadaya!.
Baryahanba wasiirku wuxuu fara ba'an ku hayay @AMISOM.
Farmaajo ayaan sugaynaa wuxu ka dh..
@AlRayaanOnlineQuraan.
Ha u dayma la'aan dugsi loo riyaaqay al rayaan weeye, ka rayso aqoon la'aanta oo ugu kaalay rays iyo raxmad, #AlRayaanOnlineQuraan.
@AlRayaanOnlineQuraan.
Ha u dayma la'aan dugsi loo riyaaqay al rayaan weeye, ka rayso aqoon la'aanta oo ugu kaalay rays iyo raxmad, #AlRayaanOnlineQuraan.
Madaxweyne Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiir cusub oo Jamhuuriyadda Finland u soo magacawday Soomaaliya, Mudane Pirkka Tapiola.
Dowladda Soomaaliya ayaa ku amartay Ku-xigeenka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo, in uu dalka uga baxo 7 beri.
'Persona Non-grata' oo ah 'Dalka-lagaama-rabo' ayaa loo jaray. -sida lagu sheegey warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha-dibedda.
Matt Brydan oo ah milkiilaha Hey'adda Sahan Reseach ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir waxay ku heshay eed uu ku soo oogay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya, taas oo ah in Matt Brydan uu faafi jiray siraha Qaranka, waxayna Maxkamaddu maanta ku xukuntay shan sano.
Sheikh #Shaydaan ayaa yiri "waan aqoonsanahay jiritaanka hay'adaha dastuuriga ah ee Galmudug, waxaana soo dhawaynayaa baaqyadda Nabada ee ah in la joojiyo dagaalka Guriceel"