From April 25th you will have the opportunity to get your number to use what is up. up to four phones. And the hand So what kind of opportunity is there for you?
οΏΌ
Tartanka kubacagta degmoyinka iyo deganada aya laga daahfuray mogdisho. furitanka tartanka aya lagu furay degmada dharkeyley iyo degmada balcad Iyado ku guuleysta koobka degmoyinka Aya uga awodshegten degmada balcad walow natijada ciyarta ku so dhamatay dharkenyley 3 balcad 0
Soomaaliya: Macaluul baahsan ayaa si dirqi ah looga hortagay, balse cunno yarida ayaa weli ah masiibo. Baahida la filayo inay kor u kacdo in ka badan saddex laab sanadka soo socda, caawimada waxay u baahan tahay in kor loo qaado & la joogteeyo.