Youโve heard the stories told about Somalis. Now hear the stories from us.
Welcome to The Somali Brief, a media platform telling the real stories of Somali Americans.
Know someone who needs to hear this? Hit the share button.
The full story starts here.
Thank you, Minneapolis!
While this wasnโt the outcome we wanted, I am incredibly grateful to every single person who supported our grassroots campaign.
Iโll keep fighting alongside you to build the city we deserve. Onward.
Shirkii uga socday Muqdisho hoggaanka dalka iyo qaar ka mid ah madaxda Dowlad-goboleedyada, 2-dii Todabaad ee la soo dhaafay, in uu ku soo dhammaaday fashil & natiijo la'aan waa mid kala qaybin u horseedaysa shacabka Soomaaliyeed, hubanti laโaan siyaasadeedna ka abuuraysa dalka.
Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaan uga digaynaa hirgelinta qorshaha la xiriira in dal shisheeye ay ku wareejiyaan maamulka hawada Soomaaliyeed, taas oo ah tallaabo dhaawacaysa qarannimada iyo madaxbannaanida Soomaaliyeed.
The fragmentation of a unified entity and its reclassification under two distinct names is utterly unacceptable and constitutes a blatant attack on the sovereignty and unity of Somalia.
@FarahJuxa Adinka iyo xasan waxaad isku haysaan waa hunguri ee ma'ahan danta shacabka rer Puntland, mida kale Masar ha isu soo dhawayso markaad leedahay horta yaa is haya ?
Aan is waydiino taas ma shacabaa mise siyaasiyiin danayste yaasha ah oo iimaanka beelay, cidnana aan uturayn..
@AbdinasirSola Foolxumaa dhaliilaha qaar marka adigoo cid ku rali galinaya ama dhaqale ku raadinaya aad sheegto adoo og waxa qoraysid inay xaqiiqada ka fog yihiin, wax walba oo aad dal dashay ogow Farmaajo villada ma joogo, cidda loo baahan yahay in lala xisabtamaa waa Xasan ee ma'ahan Farmaajo
Guysโฆ
We are winning.
Abiy Ahmedโs foreign minister is running scared. He cannot handle our principled, rational legal arguments.
Heโs blocking millions of patriots.
Sir, you can hide, but you will not take one inch of Somaliaโs territory. Land or sea.
@TarekegnBululta, please pass along this 1977 song to His Excellency.