The Federal Elections Implementation Team has permitted to hold the elections of three seats to House of People of Federal Parliament in #Beledweyne that the team had postponed before.
#Somalia
Si dagan ayaan u aqriistay Qoraalkan , waxaana iga soo dhexbaxay waxyabo badan oo an JAWAABTEEDA radinayeey, gar ahaan laba Qofood ayaa astamahooda iso sawiirmay 😂 Shaqo wanagsan 💪🏾
👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾Haddii aad wanaag fasho wanaag baa la fishaa. https://t.co/tRJ3ldus9Q
Waxa aanu bogaadinaynaa GMDK Somaliland oo qabtay doorashada kuraasta HOP#254, HOP#255, HOP#262, & HOP#229, sidoo kale waxa aanu faraynaa Guddiyada Maamulka Doorashada ee Puntland iyo Hirshabeele in ay doorashada bilaabaan ama ay bulshada u sheegaan caqabada doorashada hortaagan.