🧠 Mental Health Awareness in Republic Of somaliland by IFE Social Development
On October 30, the IFE Organization held a Mental Health Awareness event in Burao, highlighting the urgent need for greater attention to mental health in the Sool, Sanaag, and Togdher💚
@IFE
@Mohamed94540259 Qof kasta oo u dhashay Somaliland, kana issirran dadkii deggenaa dalka Somaliland 26kii Juun 1960kii iyo ka hor, waxa loo aqoonsanayaa muwaadin Somaliland.
2. Xeer baa caddaynaya sida lagu heli karo ama laga waayi karo jinsiyadda Somaliland.