Top Tweets for #14oct2017
WARBIXIN: 9-sano kadib qaraxii Soobe, waa sidee dareenka bulshadii ku dhaawacmay qaraxaas iyo kuwii goobjoogga u ahaa musiibadii 14-kii Oktoobar 2017? #14Oct2017 Qaraxii @M_Farmaajo P1 #Mogadishu #Somalia οΏ½οΏ½π΄
@M_Farmaajo XUSUUS MURUGO LEH 9-SANO KADIB: βSagaalkii sano ee ka soo wareegtay qaraxii Zoobe, dhaawacii iga soo gaaray weli xanuunkiisii ima daynin. Isgoyska Zoobe weli wuxuu xambaarsan yahay raadadkii musiibada, mana uusan weli ka soo kaban.β Qaraxii @M_Farmaajo #14Oct2017 P3 #Mogadishu
@M_Farmaajo XUSUUS MURUGO LEH 9-SANO KADIB: βSagaalkii sano ee ka soo wareegtay qaraxii Zoobe, dhaawacii iga soo gaaray weli xanuunkiisii ima daynin. Isgoyska Zoobe weli wuxuu xambaarsan yahay raadadkii musiibada, mana uusan weli ka soo kaban.β Qaraxii @M_Farmaajo #14Oct2017 P2 #Mogadishu
@M_Farmaajo tacsi ayuu la soo taagnaa markii shacabka Somaliyed ee degan Magaalada Muqdisho Caasimada Somaliya ay xasuuqaysay Argagaxisada khawaarijta ah. Wuxuu Argagaxisada khawaarijta ah u ogolaaday inay xafiis ka furato Dekedda & garoonka diyaaradaha Muqdisho #14Oct2017
XUSUUS MURUGO LEH 9-SANO KADIB: βSagaalkii sano ee ka soo wareegtay qaraxii Zoobe, dhaawacii iga soo gaaray weli xanuunkiisii ima daynin. Isgoyska Zoobe weli wuxuu xambaarsan yahay raadadkii musiibada, mana uusan weli ka soo kaban.β Qaraxii @M_Farmaajo #14Oct2017 P1 #Mogadishu
Maxay la kulmeen dadkii goobjoogga u ahaa qaraxii musiibada ahaa ee Soobe ka dhacay maanta oo kale sanadkii 2017? #14Oct2017 P1
Qaraxii @M_Farmaajo & @HassanAKhaire
Xusuuso hadaad xis leedahay #14Oct2017
Qaraxii @M_Farmaajo & @HassanAKhaire Maanta oo kale Maxaa ka dhacay Magaalada Muqdisho Caasimada Somaliya?. P2 #Mogadishu #Somalia πΈπ΄ Ehelka dadkii lagu dilay qarax ama ku dhaawacmay weli cadaalad ma helin.
Xusuuso hadaad xis leedahay #14Oct2017
Qaraxii @M_Farmaajo & @HassanAKhaire Maanta oo kale Maxaa ka dhacay Magaalada Muqdisho Caasimada Somaliya?. P1 #Mogadishu #Somalia πΈπ΄ Ehelka dadkii lagu dilay qarax ama ku dhaawacmay weli cadaalad ma helin.
Xusuuso hadaad xis leedahay #14Oct2017 Qaraxii @M_Farmaajo
& @HassanAKhaire
Dhibane Maxamed Xaashi "Qaraxii Soobe waxaa ii fiicneed inaan ku dhinto, Wiilkeyga ayaan ku waayay aniga dhibaato badan ayaan arkay, 8-sano ka dib waxa uu la nool yahay xusuus xanuun badan." #Somalia
Xusuuso hadaad xis leedahay #14Oct2017 Qaraxii @M_Farmaajo
@HassanAKhaire
- 8 sanno kadib Xasuuqii Zoobe, hada waa Sidee Zoobe?. Ehelada dadkii ku dhintay ama ku dhaawacmay weli ms helin Cadaalad. P1 #Mogadishu #Somalia πΈπ΄
Khawaarijta waa ay dafireen qaraxaan! Yaa qarxiyay? P1
@M_Farmaajo @HassanAKhaire Xusuuso hadaad xis leedahay #14Oct2017 qaraxii @M_Farmaajo
& @HassanAKhaire
Warbixin: Siddeed sano kadib & musiibadii Soobe, waa sidee xaalka Magaalada Muqdisho Caasimada Somaliya. #Mogadishu #Somalia πΈπ΄
Ehelka dadkii lagu dilay qarax ama ku dhaawacmay ma heleen cadaalad? P3
Xusuuso hadaad xis leedahay
#14Oct2017 qaraxii @M_Farmaajo
& @HassanAKhaire
Wariye Osmaan Xasan Mukama oo ka kamid ahaa dadkii ka badbaaday qaraxii 14-Oct ayaa ka sheekeeyenaya wixii maalintaas dhacay. Ehelada dadkii ku dhintay ama ku dhaawacmay weli ms helin Cadaalad. P1
Xusuuso hadaad xis leedahay #14Oct2017 qaraxii @M_Farmaajo
& @HassanAKhaire
Warbixin: Siddeed sano kadib & musiibadii Soobe, waa sidee xaalka Magaalada Muqdisho Caasimada Somaliya. #Mogadishu #Somalia πΈπ΄
Ehelka dadkii lagu dilay qarax ama ku dhaawacmay ma heleen cadaalad? P2
Xusuuso hadaad xis leedahay #14Oct2017 qaraxii @M_Farmaajo
& @HassanAKhaire
Warbixin: Siddeed sano kadib & musiibadii Soobe, waa sidee xaalka Magaalada Muqdisho Caasimada Somaliya. #Mogadishu #Somalia πΈπ΄
Ehelka dadkii lagu dilay qarax ama ku dhaawacmay ma heleen cadaalad? P1
@HassanAKhaire #14Oct2017 qaraxii @M_Farmaajo & @HassanAKhaire Qaraxii Isgoyska Zoobe, oo dhacay 14-kii October 2017, kaas oo noqday midkii ugu dhimashada badnaa oo abid ka dhaca wadanka Somaliya. Ma jirto qof loo horkeenay Maxkamadda. Ma jirto Cadaalad ay heleen ehelkii P3 #Mogadishu #Somalia
Xusuuso hadaad xis leedahay #14Oct2017 qaraxii @M_Farmaajo
Ma jirto wax cadaalad ah oo ay heleen Marxuumiintii ku dhintay qaraxaas, ma jirto Maxkamadda hal qof oo loo horkeenay, ma jirto qof is casilay ama loo casilay, ma jirto qof loo ciqaabay, ma jirto baaris lagu sameeyay.
Waa hooyo naafo ah waxay ku sugnayd baadiyaha Jowhar Shabeelaha Dhexe xiliga uu dhacaayay Qaraxii Zoobe #14Oct2017 Seygeeda waxaa ugu war dambeysay Isagoo markaas u soo diri rabay qarashkii biilka ee maalintaas, wuxuuna ka mid noqday dadkii lagu waayay Qaraxii Zoobe Muqdisho.
Xusuuso hadaad xis leedahay #14Oct2017 qaraxii @M_Farmaajo
Qaraxii Isgoyska Zoobe, oo dhacay 14-kii October 2017, kaas oo noqday midkii ugu dhimashada badnaa oo abid ka dhaca wadanka Somaliya. Ma jirto qof loo horkeenay Maxkamadda. Cadaalad darro P1 #Mogadishu #Somalia πΈπ΄
Xusuuso hadaad xis leedahay #14Oct2017 qaraxii @M_Farmaajo π
Aabe Cabdi Faarax : "Isagoo ey indhihiisa ilamada ey soo buuxisay ayuu sidan yiri, qooyskeena marka ey maqlaan bisha October waxey dareemaan murugo & xusuustaa maalmihii Qaraxyada Soobe &.." P2 #Mogadishu #Somalia πΈπ΄
Last Seen Hashtags on Sotwe
snapchat #mgai
Seen from India
swinger
Seen from Netherlands
asianteengirl
Seen from United States
mgai filter:videos(*****************)
Seen from Peru
diyarbakΔ±rpasif
Seen from Turkey
nyepong
Seen from Indonesia
allowflash()******************************************************
Seen from Latvia
mom your bully
Seen from India
vgk
Seen from Indonesia
ΰΈ£ΰΈ±ΰΈΰΈΰΈ±ΰΈΰΈΰΉΰΈ
Seen from Thailand
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.8M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.7M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.4M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.6M followers
