Top Tweets for #BBCSOMALI
Qisadan waa la yaab! Laba nin oo isku haystay xanaanada wiil yar ayaa maxkamad la isla aaday, ugu dambayntiina xukunkii wuxuu ku dhacay dhinaca Liibaan. Arrinton maxaa ka qabtaan? ๐ณ๐ฆโ๏ธ #BBCSomali #Hargeisa #Somalia
I visited the BBC Somali Service in Nairobi today. A memorable visit to an institution that has shaped Somali journalism for decades.
#BBCSomali #Nairobi #Journalism

I spoke to the #BBCSomali and I explained that inclusion on the council signals renewed regional trust in Somaliaโs stabilizing role and offers a platform to shape African and regional security priorities.
https://t.co/qInfcMTep4
Natiijadda UNSC: Jug-Jug Meeshaadda Joog
Waraysi ay ila yeelatay #BBCSomali waxaan ku falanqaynay waxa laga filan karo fadhiga qabsoomay ee UNSC. Aragtidaydu waxay ahayd in si guud dib u xaqiijin loogu samayn doono ama lagu taageeri doono qaranimada, midnimada dhuleed iyo xuduudaha Soomaaliya. Asalka #UNSC malaha kaalin khasab, diidmo ama fasax marka ay timaaddo qadiyadaha noocan oo kale ah. Tixraaca dhacdooyinkii hore, waxay ku ekaadaan xaddididda khataraha siyaasadeed iyo ilaalinta in xaaladdu isu beddelin khatar amni.
Suโaashu waxay tahay, hadallada ku kooban af-gobaadsiga iyo diblomaasiyaddu ma joojin karaan qadiyadda #Somaliland, mise u gurman karaan qadiyadda Soomaaliya? Waxaa muuqata in Israaโiil ku socoto qaab qorshaysan, xirfadaysan, isla markaana ay ogtahay tallaabo kasta waxa ay Soomaaliya iyo saaxiibbadeed ka samayn karaan. Xaqiiqdii #UNSC iyo #UNGA wax macno leh kama taraan xaalkan oo kale. Sida muuqatana, ciyaartu banaanka ayay ka socontaa. Soomaaliya waxay gashay sannad adag iyo siyaasad murgan. Gudaha waxa ka jira hanaqaad laโaan siyaasadeed, musuqmaasuq, iyo hoggaan ku sheqeeya aragti qabiil oo qaawan, iyo faquuq. Foolxumada #Mogadishu/Xamar taala, iyo halaagga dibadda ku sugaya, ma samata bixin doonaan Somalia. Haday qabyaaladdu dawlad tahay ha samata bixiso dalka maanta.
#FGS
@MFASomalia
@hassansheikh
@TheVillaSomalia
#SomalilandRecognition
#Hargeisa
#HornOfAfrica
Doodda Jimcaha ee #BBCSomali waxay maanta ku saabsan tahay xaaladaha caafimaad(darro) ee dhimirka & nafsadda ee Soomaalida. Waxa ka qayb ah mudane Haaruun Isaaq, mudane Ayaanle Hagoog, mawro Rooda Cabdullaahi, & Cabdicasiis Guudcadde.
Halkan ka dhegayso:
https://t.co/xk7v8XeE03

The Reviewers File || Taariikh La Soo Maray || Allah U Naxiirsto inta Geeryootay || Cimri Dheerna inta Nool ||. Qof Aduunyo Joogow Maxaa Aragti Kuu Laaban. #London #Somalia #BBCSomali
#BBCSomali
Thank you germany ๐ฉ๐ช.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka (Auswรคrtiges Amt) ayaa si cad u sheegtay in muwaadiniinta Jarmalka ee doonaya inay u safraan Somaliland aysan u baahnayn inay fiiso ka raadsadaan safaaradaha Soomaaliya. Sidoo kale, waxay muujisay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan maamulin, isla markaana aysan bixin karin fiisaha loogu talagalay booqashada Somaliland.
Warbixinta safarka ee lagu daabacay barta rasmiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka ayaa Somaliland ku tilmaantay inay tahay โindependent seekingโ, taasoo micnaheedu yahay in ay tahay deegaan doonaya madax-bannaani.
Macluumaad dheeraad ah iyo faahfaahin ku saabsan arrintan waxaa laga heli karaa bogga rasmiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka:
๐ https://t.co/sEqaCAJCtF

*The BBC World Service has launched a new live sports program dedicated to WAFCON
*BBC Somali Sport* is proud to be part of this global effort to provide live coverage of the tournament. *Iโm excited to be part of the team* bringing this.
#bbcsomali
#Somalia #somaliland

Statement on the Relocation of Sayid Mohamed Abdille Hassanโs Statue
#SayidMohamedAbdilleHassan
#BBCSomali #Somali #Ogaden #ONLF

Danjiraha Jamuuriyadda Somaliland u Fadhiya Dalka Kenya ๐ฐ๐ช Ambassador Barawaani iyo Waraysi Xiiso leh #BBCSomali
Waan ku Bogaadiya sida Geesinmada leh ee uu u difaacaya Dannaha, Masaaliixda iyo Qaranimada JSL Ambassador Mohamed Barawaani
#Daawo oo #Faafi
@MohamedBarawani
Carrada Ilaahay Nabad Weeye ๐
Somalia Stream is excited to welcome @dhoorebbc as our new Online Editor. With over 20 years of media experience, including roles at #Hornafrik and the #BBCSomali, Dhoore recently served as the director of Somaliaโs National TV in the UK. His expertise in journalism will improve our online content and help us better serve the Somali community. Welcome, Dhoore!

Wareysigii Maxamed Baashe oo ka tirsan BBC SOMALI uu ila yeeshay maanta, kuna baxday idaacada galabnimo ee DUNIDA IYO https://t.co/kZz1P03APh waa mahadsan tihiin.#MBCC24 #MBCCAWARDS #AminaWehelie #BBC #BBCSomali #the_Winner_of_the_most_inspiration_person_of_the_year_Is_AminaMussaWehelie.
#JWXO (#ONLF) oo ka soo saartay bayaan xaaladda ka aloosan Jubaland.
#Somalia, #Jubaland #VOASomali #BBCSomali

As a child, I used to listen to BBC-Somali with my dad, wondering how people fit inside the radio. Now, I work for BBC Somali, speaking on the same radio I once wondered aboutโmaybe a child today is wondering the same thing!
#BBCSomali
.@HassanSMohamud falsely claims #Somalia never opposed the Berbera Port agreement between Somaliland and the U.A.E.
Here is @farhanjimale, the current spokesperson for the government, reporting on Somalia's opposition to the deal when he worked at #BBCSomali.
@MohamedBarawani made a serious mistake going on #BBCSomali, a media outlet that is historically known for being biased and has also committed countless false reports against Republic of #Somaliland. Somaliland Ambsaddors should focus speaking to non biased foreign media outlets.
Watch: Amb. @MohamedBarawani talks to #BBCSomali about the govt of Somalia's disinformation campaign, including the outlandish claim #Somalia and #Somaliland reconciled.
Watch: Amb. @MohamedBarawani talks to #BBCSomali about the govt of Somalia's disinformation campaign, including the outlandish claim #Somalia and #Somaliland reconciled.
๐๐๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฃ๐ข ๐๐๐ซ๐๐๐ก๐ข๐ฆ ๐๐ข๐ ๐๐๐ฅ Speech on #BBCSomali 64 years ago:
#BBCSomali waxay u baahan tahay inay shaqaalaysiiso wariyayaal ku fiican habka qorista curiska.
Last Seen Hashtags on Sotwe
gaymagelang
mgai
Seen from Argentina
incest()
Seen from United States
beurette suce 92i
Seen from France
cocolovelock
Seen from Turkey
desi #foreplay
Seen from Pakistan
balochi sex
Seen from Pakistan
เนเธขเนเธเธเธขเธฒเธเธฒเธฅ
Seen from Thailand
mgai()**********************************************filter:videos since:28-02-2026
Seen from United States
เธเธนเนเธเธฒเธขเนเธขเธชเธเธฑเธ
Seen from Thailand
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.6M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.7M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.4M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.1M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.6M followers


















