Top Tweets for #CAALAMKA
Beesha #caalamka ayaa si adag uga horjeesatay xiisada colaadeed ee ka taagan deegaanada #Koonfur galbeed, iyadoo ku baaqday khilaafka u dhaxeeya dowlad #goboleedyada iyo Dowladda Federaalka #Soomaaliya in lagu xaliyo wada hadal .

Madaxweynaha #Puntland Said Abdullahi #Deni ahna Musharax Madaxweynaha Dowladda Federaalka #Soomaaliya , oo ku sugan Magaalada Muqdisho, ayaa kulamo la qaadanaya siyaasiyiinta , waxgaradka Soomaaliyeed iyo Beesha #Caalamka.

Madaxweynaha #Puntland Said Abdullahi #Deni, ayaa kulan la qaatay safiirka Dowladda #Turkiga ee #Soomaaliya #Alper aktas, oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan safaarada, kulanka ayaa diirada lagu saaray xaaladda guud ee #Dalka gaar ahaan dhinacyada #Amniga, #siyaasadda iyo #Bani’aadantinimda .
#Hinda Culusow , Agaasimaha hab maamuuska Madaxtooyada Villa #Somalia, oo horcararaysa shirkii jaraaid ee Madaxweynayaasha #Sooomaaliya iyo #Masar.
Madaxweyne #Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa lagu eedeeyaa baratakool xumo inay ka haysato fagaaraha #caalamka , isaga oo aan helkiisa ma ahan cid kale aaminsanayn.
#Calmiskaad
Iyo #caalamka
Cajiib
Sucuudiga oo imaraadka iyo maraykan duqaynaya .
Ya wax fahmay puntland buuraheeda ألم يأتكم نذير قالوا بلى قد جاءنا نذير فكذبنا وقلنا ما نزل الله من شيء إن ��نتم إلا في ضلال كبير وقالوا لو كنا نسمع أو نعقل ما كنا في أصحاب السعير .
Beesha #Caalamka ee fadhigeedu yahay xerada xalane ee magaaada #Muqdisho oo Madaxweyne HSM u yeeray ayaa u sheegay in uu Dowlad #Goboleedyada iskugu yeero, oo wadatashi la iskugu yimaado, sidoo kale waxay ugu baaqeen qaabka uu ku wado dagaalka #Argagixisada in uu wax ka badalo.

Haddaad maqashid #Beesha #Caalamka (Beesha 6aad) baa hadashey ama #Issimo baa go'aan soo saarey, ogow sababta ugu weyn waa marka #siyaasiyiintu (Muxaafid & Mucaarad) wada hadli waayaan. Dad wadahadlaya oo awood u leh inay khilaafkooda siyaasadeed wadhadal ku xalliyaan cidna wax uma yeeriso. Doorasho aan la isla ogoleyn cidna kuma guuleysan doonto. Wadahadal & nabad baa xal ah.
@TheVillaSomalia @Ramadan70530344 Dal Xoreeye @HassanSMohamud Under your administration Somalia🇸🇴waxa ay kusoo laabatay masraxa #Caalamka🌎 Waxaa kaloo gaaray Dal Xoreeye #Administration guula waaweyn oo dhankasta ah. Mahadsanid Mudane guul insha’allah.
#Somaliland: Madaxweyne #Biixi Muxuu Kaga Jawaabay Soo Jeedinta #Dublamaasiyiinta Beesha #Caalamka Ee Xalka Dagaalka #Laascaanood Iyo Arrimaha #Doorashooyinka@Araweelonews/https://t.co/TLGIUgSoe6

Golaha #Wakiillada #Somaliland oo #Caalamka U Gudbinaya #Dacwad Ka Dhana #Soomaaliya https://t.co/LcuiQHCr1G
#Beesha #Caalamka oo Arrimo Xasaasi Ah Kala Hadlay #Madaxweynaha #Somaliland https://t.co/UoIKjZoSez
Madaxweynaha Turkiga: "Safaaradda ugu weyn Dunida oon ku faano waxay ku taallaa #Somaliya" #Caalamka #Federaalka Halkan ka Akhriso: https://t.co/xq1eA69JZc

Wufuudda Muqdisho u timid Caleemo-saarka Xasan Sheekh iyo Dalalka ay ka socdaan #Caalamka #Doorashada #Somali #Xukuumadda Halkan ka Akhriso: https://t.co/vmvF7vUYa7

Safiirka Imaaraadka oo markii 3aad muddo 20 Maalmood ah la kulmay Xasan Sheekh #Caalamka #Madaxtooyada #Somali #XogCusub Halkan ka Akhriso: https://t.co/dL5mmOM35J

Last Seen Hashtags on Sotwe
gfvip
Seen from Italy
legendahotwife
Seen from Brazil
momson filter:videos
Seen from United States
mercredifesse
Seen from Indonesia
CankayaFutbolKulubu
Seen from United States
หีดารา
Seen from Thailand
anneensest
Seen from Turkey
teenager
Seen from Germany
AI短剧
Seen from Singapore
omegle
Seen from Canada
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.1M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.1M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.2M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.4M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.8M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.7M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
74.2M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.6M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.3M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.5M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64.5M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.8M followers

X 
@x
60.8M followers


















