Top Tweets for #CADDAALAD
๐ธ๐ฉ Shacabka Soomaaliya iyo Suudaan waxay mudan yihiin nabad, caddaalad iyo hoggaan dhegaysta codkooda.
Aragtidayda: Awooddu waa masuuliyad, shacabkuna waa mudnaanta koowaad.
#Soomaaliya #Suudaan #Nabad #Caddaalad

Xildhibaan Maryan waxay sheegtay xaqiiqda! Tacadiga gabdhaha yaryar ee guryaha ka shaqeeya waa inaan la aqbalin. Sharciga ha la ansixiyo, xuquuqdoodana ha la ilaaliyo! ๐โ
#XuquuqdaHaweenka #Caddaalad
Waxaan aaminsanahay in dadka Galmudug ay xaq u leeyihiin doorasho cad oo hufan, lana helo hayโado awood u leh inay xalliyaan khilaafaadka doorashada. Kalsoonida shacabka waa aasaaska doorasho kasta oo dhab ah.
#Galmudug #Somalia #Doorasho #Caddaalad
๐ซ๐ Waxaan si adag uga soo horjeednaa kufsiyada ka dhacay Hargeysa, Burco iyo Berbera. ๐คฒ Waxaan garab taagan nahay dhammaan dhibbanayaasha. โ๏ธ Dembiilayaasha waa in si degdeg ah caddaaladda loo horkeenaa. ๐๏ธ #JoojiKufsiga #Caddaalad
@B19Joshua @mahamad_ibrah @ahmedkahin23 @IIDOORps2p
Dhul leh bad, shidaal iyo Islaamnimo, haddaan caddaalad ka jirin waa burbur. Sida ku cad Surah Muhammad (47:38): โHaddii aad jeesataan, wuxuu idinku beddeli doonaa dad kale.โ ๐โ๏ธ #Caddaalad #Khayraad #SurahMuhammad #Waano
We call for her immediate and unconditional release. Journalism and advocacy are not crimes! ๐ข
#Somalia #Caddaalad #Mogadishu #FreeSadia #JusticeForSacdiyo
#MaalintaCaalamigaaheeHaweenkaee2026, waxaan aqoonsannaa haweenka adeeggooda uu xoojiyo diyaargarowga hayโadeed iyo adkaysiga qaran. Caddaaladdu waxay u baahan tahay in ka badan aqoonsi. Waxay u baahan tahay ficil la xoojiyay iyo fursad loo simman yahay.
#Xuquuq. #Caddaalad. #Ficil. #HaweenkaIyoGabdhahaooIdil
#HaweenkakatirsanAUSSOM #IWD2026

Amnigu ma waaro hadduusan helin ka qaybgalin dadka oo idil.
Taliyaha Ciidanka AUSSOM, S/Guuto Sam Kavuma wuxuu qabaa in ku darista xuquuqda haweenka dadaallada xasilinta ay abuuri doonto fursado waari og oo ku aaddan haweenka iyo gabdhaha.
#Xuquuq. #Caddaalad. #Ficil. #HaweenkaIyoGabdhahaooIdil
#IWD2026

Cadaaladdu waxa lagu hantiya in ay dadka dhammaan helaan fursad siman.
Haweenka iyo gabdhaha naafada ah waa in ay si siman u helaan adeegyo, matalaad, iyo fursadaha go'aan qaadasho.
Xuquuqda waa in loo ilaaliyaa si an hagar lahayn.
#Xuquuq. #Caddaalad. #Ficil. #HaweenkaIyoGabdhahaooIdil
#HaweenkakatirsanAUSSOM #IWD2026

Sinnaantu waxay u baahan tahay tallaabo in laqaado.
Ku-xigeenka Madaxa AUSSOM, Danjire Mouktar Osman Kaire, ayaa sheegay in AUSSOM ay fursado badan u abuurayso haweenka iyo gabdhaha, dhanka hoggaanka, go'aan qaadashada, iyo dhismaha nabadda ee #Soomaaliya.
#Xuquuq. #Caddaalad. #Ficil. #HaweenkaIyoGabdhahaooIdil
#HaweenkakatirsanAUSSOM #IWD2026

Laba sano kadib geeridiisa, Dr. Maxamuud Tureri weli wuxuu astaan u yahay caddaaladda iyo xusuusta qaanuunka Soomaaliyeed โ๏ธ๐๐ธ๐ด
#Tureri #Muqdisho #Caddaalad #ใใในใ

#Soomaaliya #Somali #Muqdisho #Sharciga #Ilaahay #Puntland
Ilaahay afartiisa sifooyin oo ugu weyn waa #jacayl, #caddaalad, #awood iyo #xigmad.
โก๏ธ https://t.co/uunCwkekI5

@AbdinasirSola Dadka deegaanka dacawaley way difaacdeen deegaankooda kana adkaadeen kuwii ku soo duulay. Waa dhab Liyuu Boolis waa mashruuc gumeed oo ka dhan ah xuquuqda aadanaha iyo nabadda shacabka. Xasuuqa ha la joojiyo! #Caddaalad
#Dacawaley
#Madaxweyne Cirro, ayaa sheegay in bog cusub Somaliland u bilowday , waxana uu intaa raaciyay in uu waddannka ku maamuli doono maamul #wanaag, #Caddaalad iyo sharciga oo lagu dhaqmo.

Guul, Gobannimo, iyo Gallad Alle. #Jubaland loo dhan yahay. #Dowladnimo #Nabad #Caddaalad #Horumar #Barwaaqo #WaaCusub #SoomaaliyaHaNoolaato #AllowBarakeeJubaland
As Somali Armed Forces assume control of ATMIS positions, 80 Jubbaland soldiers have joined operations in Ras Kiamboni, Badhadhe, Lower Jubba. Lt. Col. Hassan Adan Iraqi called for their full dedication to the mission against the terrorists. #Somalia #Jubbaland #AlShabaab
Chief Justice Bashe Yusuf Ahmed, alongside four other justices, is presiding over the case of Sayid Macalim in the Supreme Court. The Court is dedicated to ensuring justice is served in this serious matter. #RuleOfLaw #Somalia #caddaalad

๐ฃ Suโaasha meesha taala waxaa weeyen xadhaagii #Kacaanku maxaay ka garanaayaan #dawladnimo, nidham, #caddaalad, sinnaan iyo kala dambeeyn ya? Kkkkk ๐
@ahmedkahin23 @Qani56270199 @NaasirBoobe @GoitaAbadir @NasteahJ @Ibnsade @heros4442 @Amin72758997 @HawdSst @ridgulle
Intaas ayay sidi faataxada uwada xifdiyeen ๐๐๐๐, cilmigaan xagee logudhigaa reerkan horta! @WajaaleMan @Amin72758997 @ahmedkahin23 where do u guys teach this myth theories! Is this Abaarso university or Gabiley institute of endless arguments!
Allah u naxriisto walaasheena Luul Cabdicaziiz
Qabrigeeda Allah u waasiciyo ๐คฒ
Jannatul firtowsa Allah ka waraabiyo ๐คฒ
ุฅูุง ููู ูุฅูุง ุฅููู ุฑุงุฌุนูู.
#Caddaalad
#LuulCabdiCasiis
#DadDhisanAyaaDalDhisa

Last Seen Hashtags on Sotwe
randomchat()()()****** +filter:native_video
Seen from United States
Bursagay
Seen from Turkey
momson(**)* filter:videos
Seen from Turkey
moarning
Seen from India
nolimit()()()
Seen from Turkey
ุงูู
ุบุชุตุจ_ู
ุฌุฑู
Seen from Germany
mgai()*****************************
Seen from Poland
incesto con hija
Seen from Mexico
brosis((()))(****************) filter:videos
Seen from Switzerland
smno filter:native_video
Seen from Argentina
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.8M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.7M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.4M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.6M followers
















