Top Tweets for #DALKA
#Askari ka tirsan #Ciidanka Xoogga #Dalka #Soomaaliyeed ayaa muwaadin #Soomaaliyeed u dilay dab uu sigaar ku shidanayay awgii.
Wasiirka Gaashaandhigga #Xukuumadda Federaalka #Soomaaliya, Axmed Macallin #Fiqi, ayaa ciidamo ka tirsan #Ciidanka Xoogga #Dalka #Soomaaliyeed oo loo soo xirayay tababar ku booriyay in aysan ka cararin furimaha dagaalka marka ay cadowga wajahayaan, sida ciidamadii ka horreeyay.
Wasiirka Warfaafinta #Puntland ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray Dowladda Federaalka #Soomaaliya oo ahaa #Dalka waxaa ka jira laba xisbi oo keliya Al-#Shabaab iyo #JSP.

War-Saxaafadeed kasoo baxay shirka Golaha wasiirada #Xukuumadda #Puntland ayaa lagu sheegay in aysan ka ahayn ciidanka xoogga #dalka #Soomaaliyeed , iyaga oo tilmaamay inay talaabo ka qaadi doonan ciidamada xoogga dalka #Soomaaliyeed ee hadda ku sugan gudaha dhulka #Puntland.

Dowladda #Soomaaliya oo ka gaabsatay inay ka jawaabto eedeeymaha cul culus ee Maraykanku u soo jeediyey Garsooraha #Soomaaliyeed ee heer caalami oo laga joojiyay inuu ka qaybgalo ciyaaraha koobka adduunka oo ka dhacaya #dalka Maraykanka.

Madaxweynaha #Puntland Said Abdullahi #Deni ayaa yiri 15-ka May wixii ka dambeeya Dowlad Federaal ah majirto , Dowladda #Puntland iyo shacabkeeddu waxay ka war sugayaan wax garadka #Soomaaliyeed iyo shacabka #Soomaaliya si loo bad baadiyo #dalka.
#Golaha Mustaqbalka #Soomaaliya ayaa sheegay in dalku galay firaaq dastuuri ah iyo hubinta la,aan siyaasadeed , iyagoo sheegay haddii 15ka May 2026 la gaaro oo isbadel imaan waayo inay qabanayaan #dooroshooyin loo dhan yahay oo #dalka ka dhaca.

Madaxweynaha #Puntland Said Abdullahi #Deni, ayaa kulan la qaatay safiirka Dowladda #Turkiga ee #Soomaaliya #Alper aktas, oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan safaarada, kulanka ayaa diirada lagu saaray xaaladda guud ee #Dalka gaar ahaan dhinacyada #Amniga, #siyaasadda iyo #Baniβaadantinimda .
Madaxweynaha #Puntland Said Abdullahi #Deni , ayaa odayaasha dhaqanka ee Beelaha #Hawiye , #ganacsatada , waxgaradka iyo #Siyaasiyiinta , kulan afur ah , ku marti qaaday Xerada Xalane , ee Magaalada Muqdisho, isaga oo kala hadli doona xaaladda guud ee #dalka .

Xildhibaan #Abdirahman Abdishakuur: hogaamiyaasha aan xilkaska ahayn oo aanan garayn xaaladda lagu jiro dalka waxay galiyaan halis weyn , xiligii waxaa la joogaa Madaxweyne #Xasan Sheekh , gacmaha la qaban lahaa , xiligii waxaa la jooga #dalka midnimadiisa la bad baadin lahaa .
#Fuustadaani was mid ka mid ah
#Fuustooyinka #JSP ee wax qabadka!
iyo wax soo saarka #Qeyraadka #Dalka!
Last Seen Hashtags on Sotwe
γ‘γγγ©γ€γηε½FγͺγΌγ°
Seen from Brazil
mungretstpauls
Seen from United States
momsoncaptions
Seen from Netherlands
DKturisme
Seen from United States
thisfoxisonfire
Seen from United States
ΩΨΩΨ³Ψ΄
Seen from United States
Ψ§ΩΩ
Ω_ΨͺΩΩΩ
party cuckold
Seen from Turkey
porn
Seen from Russia
adamevehotel
Seen from Turkey
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.6M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
89.9M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.8M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.3M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.1M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.1M followers

Bill Gates 
@billgates
65M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
62.9M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers





