Top Tweets for #HORMUUD
Waa maxay kaalinta Ururka Isbitaallada Gaarka loo Leeyahay Somali National Association of Private Hospitals (SNAPH) ee horumarinta tayada adeegyada caafimaadka?.
#CaafimaadkaSoomaaliya #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
Laga bilaabo tallaabada ugu horreysa ee subaxdii ilaa dhaqdhaqaaqa ugu dambeeya ee habeenkii, qof walba wuxuu ku jiraa hawshiisa gaarka ah.
Haddaba, adigu ma huruddaa, mise waxaad qayb ka tahay horumarka iyo wax-soo-saarka dalka?
#Bariidin #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
Aayaddani waxa ay ina xusuusinaysaa in qof walba uu leeyahay wixii uu kasbaday. Sidaas darteed, aynu ku dadaalno inaan camal wanaagsan u shaqaysanno adduunyadeenna iyo aakhiradeennaba.
#FarriintaJimcaha #Hormuud #GuulSoomaaliyeed

What impact can prolonged screen time have on children’s eye health, cognitive development, and overall growth?
#SomaliaHealth #Hormuud #SomaliSuccessStory
What are the core principles of medical ethics? What standards of conduct are healthcare professionals expected to uphold, and what practices are prohibited? How is patient confidentiality and the protection of medical information ensured?
#SomaliaHealth #Hormuud #SomaliSuccessStory
Dantaada lagama xishoodo. Haddii aad ogtahay waxa kuu wanaagsan, ha ka labalabeyn inaad raadiso, weydiisato, ama u istaagto. Xishoodku yuusan kaa hor istaagin fursad, aqoon, shaqo ama horumar aad xaq u leedahay.
#Bariidin #Hormuud #GuulSoomaaliyeed

What vital functions do the kidneys perform? A broader look at kidney diseases, their management and treatment, the progress achieved so far, the challenges that remain, and the efforts needed to improve kidney health and patient care.
#SomaliaHealth #Hormuud #SomaliSuccessStory
Shaacinta shirwaynaha 5aad ee Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed ayaa sannadkan lagu lafaguri doonaa
Hiigsiga Soomaaliya leh caafimaad qab wanaagsan, caqabadaha ku gedaaman,
fursadaha iyo himilooyinka mustaqbalka caafimaad ee Soomaaliya. @Hormuud
#Guulsoomaaliyeed #hormuud
Alle (SWT) wuxuu aayaddan Nebigiisa suuban (NNKH) ku farayaa inuu addoomihiisa ugu bishaareeyo in Alle yahay naxariis badane iyo dambi-dhaafe. Haddaba, marna ha ka quusan naxariista iyo dambi-dhaafka Alle, si kasta oo dunuubtaadu u badan tahay.
#FarriintaJimcaha #Hormuud #GuulSoomaaliyeed

1On September 14, 2026, @HormuudUni will officially reopen for the new academic term, welcoming back our continuing students.
We wish you a term marked by quality education, growth, and academic and professional excellence.
Welcome back to #Hormuud #University.
#OpeningDay #HU

Waqtigaaga iyo tamartaada ha ku lumin meel aan mudnayn, ee ku dadaal wixii ku anfacaya, Allana talo saaro.
#Bariidin #Hormuud #GuulSoomaaliyeed

Haddii aad doonayso horumar adduunyo iyo mid aakhiro, waxaa lagama maarmaan ah inaad ka tagto wax kasta oo xun oo waddadaas kaa weecinaya. Sidoo kale, waa inaad raadisaa wax kasta oo wanaagsan oo kugu gacan siinaya guushaas iyo horumarkaas.
#Bariidin #Hormuud #GuulSoomaaliyeed

Haddii Alle ku siiyay kheyr, adiguna kheyrkaas dadka la wadaag. Haddii uu ku siiyo maal, aqoon, awood ama fursad, uga faa’iidee naftaada iyo dadka kaleba.
Wanaag u samee, sida Alle kuugu wanaag falay.
#FarriintaJimcaha #Hormuud #GuulSoomaaliyeed

Sheekada isbitaalkii ugu horreeyay ee Soomaaliya, De Martino Hospital, kaalintiisii samatabixinta bulshada Soomaaliyeed, marxaladihii uu soo maray iyo xaaladda uu maanta ku sugan yahay.
#CaafimaadkaSoomaaliya #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
Geeddi-socodka caafimaadka Soomaaliya: burburkii nidaamka caafimaadka, dib-u-soo-nooleyntii adeegyada, caqabadaha weli jira, horumarka la gaaray iyo himilooyinka mustaqbalka.
#CaafimaadkaSoomaaliya #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
Inaad noqoto qof hami leh, han leh, hiigsi leh, hiraalna kuu muuqdo waa lagama maarmaan.
Haddaba, ha noqon qof iska soo kaca, wax cuna, waqtigiisa iyo tamartiisana macno la’aan ku lumiya, isaga oo aan lahayn wax qorshe ah.”
#Bariidin #Hormuud #GuulSoomaaliyeed

Waqti badan ha ku bixin, hana ku daalin raalli-gelinta aadanaha, waayo weligaa ma wada gaari kartid. Laakiin raalli ahaanshaha Alle waa yool aan marna laga tegi karin; ee ku dadaal sidii aad ku kasban lahayd.
#Bariidin #Hormuud #GuulSoomaaliyeed

Guushu kuma timaaddo fadhi iyo yididiilo maran ee waxay u baahan tahay dadaal, karti iyo adkaysi.
Hadaba, haddii aad si dhab ah u dadaasho, Alle-na talo saarto, waxaad xaqiijin kartaa dhammaan yoolashaada.
#Bariidin #Hormuud #GuulSoomaaliyeed

Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.4M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.9M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.4M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.3M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.3M followers

Bill Gates 
@billgates
65.1M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers



