Top Tweets for #ISKAASHI
Dowladuhu way horumaraan marka wada-hadalku iyo iskaashigu ka xoog badan yihiin khilaafaadka, danta dalkuna ka sarreyso wax kasta. 🤲
#Iskaashi #Soomaaliya
📢 WALAAL MUWAADDIN, BADQABKA BULSHADA IYO BILICDA DALKA WAXAA INAGA WADA SAARAN MASUULIYAD WEYN.
#SoomaaliyadaCusub #Muwaaddiniin #XilKasAh #MasuuliyadWadaag #Wadajir #DaryeelDeegaan #Horumar #Mustaqbal #Dhalinyaro #Iskaashi #DhismahaDalka #QuruxdaDalka
https://t.co/t8mIK0MqBe
Dagmooyinka kale ismuujiya, meeqa ayaa wada qorsheysan in la dhiso oo la nadiifiyo si bulshada loogu fududeeyo nolol wanaagsan. 🌿🏘️
#Dagmooyinka #Horumar #Nadaafad #Bulshada #Dhisid #Nadiifin #Somalia #HorumarkaDalka #Iskaashi #Nadaafadda
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo safar shaqo ku jooga Pakistan ayaa kormeeray NDMA Pakistan, isaga oo diiradda saaray wadaagista aqoonta iyo dhismaha nidaam casri ah oo maareynta masiibooyinka ah.
#SoDMA #Pakistan #Iskaashi #Masiibooyin #Oscars

🇨🇳🇸🇴 Wadajir cusub: Mas’uuliyiin sare oo Soomaali iyo Shiine ah ayaa la kulmay si ay u adkeeyaan saaxiibtinimadooda istiraatiijiyadeed, iyagoo xusaya xiriirkooda sanado badan. #ShiinahaSoomaaliya #Iskaashi
Madaxweyne Xasan oo kulan muhiim ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ee Addis Ababa, iyadoo labada dal ay ka wada hadleen arrimo amni iyo iskaashi. #Soomaaliya #Iskaashi #Diplomacy #Somalia
🎓 Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si cad u sheegay in luuqadda Sawaaxiliga lagu hormarin doono jaamacadaha dalka
Tallaabadani waa mid muhiim ah oo kor u qaadeysa isku xirnaanta Bariga Afrika iyo fursadaha waxbarasho🇸🇴#Somalia #Sawaaxili #Waxbarasho #Jaamacado #EastAfrica #Iskaashi
🚨 Shirweynaha EACCON 2025 ayaa maanta ka furmay Muqdisho!
350+ ergo oo ka socota dalalka Bariga Afrika ayaa ka qeyb-galaya, iyagoo diiradda saaraya iskaashi dhaqaale iyo horumarinta Aagga Wax-soosaarka. 🇸🇴🤝🌍
#EACCON2025 #Somalia #EastAfrica #Iskaashi
👇https://t.co/LwsfvaDJB3

Soomaaliya & Sucuudiga waxay adkeynayaan iskaashiga badeed & saadka si loo xoojiyo ganacsiga & horumarka gobolka.
maxaa adiga kula muuqda iskaashiga badeed ee mustaqbalka?.
#Somalia #SaudiArabia #Iskaashi #Dekedaha #Ganacsi👇
https://t.co/2HD8cq3Pym

Wasiirka Arrimaha Dibadda AbdulSalam ayaa qaatay waraaqaha aqoonsiga Safiirka Cusub ee Ciraaq ee Soomaaliya, farxadna waxaa ka muuqata xiriirka wanaagsan ee labada dal. 🇸🇴🤝🇮🇶
#Soomaaliya
#Ciraaq
#Iskaashi
#XiriirWanaagsan

Waa wax lagu farxo in Soomaaliya ay xiriir la sameyneyso ASEAN! Wasiir Abdisalaam & xoghayaha guud Dr. Kao Kim Hourn waxay ka wada hadleen ganacsi & waxbarasho. Soomaaliya meel muhiim ah bay ka joogtaa gobolka! 🇸🇴🌏
#ASEAN #Somalia #Iskaashi #BBNaijaS10 #StrayKids #vitesse

Madaxweyne @Abdirahmanirro ayaa Wabaahinta @BloombergTV u sheegay in #Somaliland ay diyaar u tahay in #iskaashi dhaqaale iyo amaan ay la yeelato Maraykanka, #shuuradda ku xidhana ay tahay in marka hore Maraykanku #aqoonsado Somaliland.
SHAQAA SOCOTO. MADAXWEYNAHANA BISHA 6AAD MARAYKANKAA MARTIQAAD U SOO DIRAYA.
Waa war wanaagsan! Safaaradda Shiinaha waxay la kulantay ciidamada badda Soomaaliyeed si ay u xoojiyaan iskaashiga. Shiinuhu wuxuu ballan qaaday inuu taageerayo madaxbannaanida iyo badbaadada Soomaaliya 🇸🇴🇨🇳⚓️
#Somalia #China #Iskaashi #今月描いた絵を晒そう #ไทยปกป้องตนเอง

Dahabshil Bank International iyo Machadka Kuwaytiga oo kala saxiixday heshiiska iskaashiga oo diiradda lagu saari doono horumarka wax soo saarka dalka iyo shaqoabuurka dhalinyarada oo baahi wayn u qabta xirfadaha farsamada gacanta.
#DahabshilBank #Iskaashi #Hargeisa #KuwaitInstitute
Soomaaliya iyo Itoobiya waxay dib u furayaan bog cusub oo iskaashi ah kadib khilaafkii hore 👏🇸🇴🇪🇹
#Iskaashi #Soomaaliya #Itoobiya #WararkaSomalia

Last Seen Hashtags on Sotwe
smno
Seen from United States
solo masturbation
Seen from Singapore
azgın kızlar
Seen from Turkey
สวิงกิ้งโชคชัย
Seen from Thailand
แม่ขี้เงี่ยน
Seen from Thailand
سوبرلایف
Seen from Ireland
sgnlthelgthoops
Seen from Ecuador
Pregnancykink
Seen from Turkey
子門真人
Seen from United States
saferplace
Seen from United Arab Emirates
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.6M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.3M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
89.9M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.8M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.3M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.2M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.2M followers

Bill Gates 
@billgates
65.1M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers


























