Top Tweets for #MAANDEEQ
Following the global trend, isn't it about time that the #FedGovtofSomalia set-up Somalia Sovereign Wealth Fund? #Maandeeq or #Barwaqosooran Fund @HassanSMohamud @HamzaAbdiBarre @TheVillaSomalia @SomaliPM @CentralBankSo
Maandeeq waa ammaano Qaran, Alle SWT baa idinka xisaabinayo.

π°πͺ's Sovereign Wealth Fund sets a powerful precedent for resource-backed economic transformation! With 30% of mineral revenue saved for future generations & 3 windows for stability, infrastructure & savingsβSomalia must act now to secure our future! #Somalia #SovereignWealthFund
#Maandeeq Talented and most beautiful artist in the Somali regions βπβΌοΈπ―

#Maandeeq meel fog ayaa laga keenay.
Guul DAL XOREEYE πΈπ΄
Guul DAL MIDEEYE πΈπ΄

Maandeeq is a stranger in her own home. Sheβs unable to eat. Sheβs unable to drink. Sheβs unable to rest. Sheβs unable to nurture.
#NewSomali #Maandeeq
Jaamacadda #Maandeeq waxa hadaf u ah in ruux kasta oo #Somalilander ahi heli karo waxbarasho tayo leh oo ku haboon xaaladaha dhaqaale ee ruuxkasta ku sugan yahay. Iyadoo taas laga duulayo, waxa aanu bulshadeena u fidinaynaa deeqo-waxbarasho oo balaadhan.
https://t.co/XsYoTTI0c5
Way mahadsan yihiin dhamaan kooxdii abaabulka iyo iskuduba ridka xafladdii daah-furka Jaamacadda #Maandeeq

Golihii waa diyaar, martidii na way abaabulan tahay, balantu na waa ibo-furka #Maandeeq. Maansha Allah

πFinally, #Maandeeq is here! Join us in celebrating the launch of a unique higher education center in #Somaliland, dedicated to strengthening local knowledge production-with ultimum aim of #decolonising our epistemological and ontological frameworks. #AqoonDhalad ah #Xerudhalad

Dardargalinta hawlaha diiwaangalinta iyo xoojinta wacyigalinta bulshada.
#Maandeeq waxaa leh bulshada, waxaana garabtaagan bulshada. Mutadawaciin u kacay suuq-geynta iyo gaadhista qaybaha kala duwan ee bulshada.
Waad mahadsan tihiin.

Jaamacadda #Maandeeq waxay kula la qaadatey qayb ka mid ah maamulka & macalimiinta #Dugsiyada sare ee magaalada #Hargeysa. Waa mid ah kulannada Jaamacaddu ay rabto in ay bulshad aku wargaliso, kulana tashato.

The venue is ready for the #MHPSS PG Diploma orientation event. Join us and learn more about flagship programme.
#Maandeeq
#MentalHealthMatters

MINI LA YAABO YAASIINKAβΌοΈ
HORE LOOMA ARAG DUNI ISKU SII FURMI DHANKA WAX WADA QABSI & ISKAASHI, & BILCAGSI UMMAD-QURA OO HADANA ISKALA QOB-QOBEYSA.
Caana daatay dabadood la qabay. Yaynaan hal bacaad lagu lisay ka dhigin halkii aan intaan iimansano, wada maalan lahayn #Maandeeq.
#Maandeeq waxay aaminsan tahay in xarumaha waxbarashu noqdaan meelo #waddaniyada & #Daljacaylka lagu biqlo, laguna kobciyo. Aqoontu hadii ay ka turjumi waydo rabitaanka & dareenka wanaagsan ee bulshada, isbadal ma keeni karto, iftiin na uma noqon karto ummada. #18May #Somaliland

Waxaan fursad u helnay in aan kulan la qaadano hormoodka &
Hoggaanka ardayda fasalka 4aad ee dugsiyada sare ee #Hargeysa. Waxaan u gudbinay macluumaad ku saabsan #Maandeeq, waxaan dhageysanay talooyin mug leh oo ay noo soo gudbiyeen. #AqoonXeroDhaladda #ArdayBulshadaUHiilinKarta


Exciting news! Our university's website is now LIVE! π Explore, discover our academic programs, and stay updated. Visit https://t.co/yL63etpPhw.
#Maandeeq
#AqoonXeruDhaladda
#Aqoon wax hagi karta, horseed ah, hoggaanka habeyn kartaa, himilo huwan, horumar leh.
This #WorldMalariaDay, #Maandeeq urges the #Gov & and development partners to accelerate the fight for a community where everyone has access to quality healthcare and protection from this preventable disease. @IgadhealthS @SomalilandMoHD #Somaliland
Last Seen Hashtags on Sotwe
momson
Seen from Germany
ΰΈΰΈ±ΰΈΰΈ§ΰΉΰΈ²ΰΈ§ΰΉΰΈͺΰΉΰΈ£ΰΈΉΰΈ
Seen from Thailand
ΰΉΰΈΰΈΰΈ΄ΰΈ‘
Seen from Indonesia
figueroast
Seen from United States
nolimit()*********** + filter:native_video
Seen from Brazil
THEHERCULESMUROLOVARIETYSHOW
Seen from Brazil
gymsex
Seen from Pakistan
nolimits filter:native_video
Seen from Brazil
tΓΌrbanlΔ±
DanIelAndrewsforPM
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.1M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.3M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.6M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.5M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
74M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.3M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.2M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.4M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64.2M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.6M followers

X 
@x
60.8M followers



















