Top Tweets for #MAXAMED
HANBALYO GUUR.
Waxan halkan ugu hanbalyaynahaya walalkay #Maxamed Cabdi Colow & walashay #Kaaho Xuseen #ShiikhXasan oo meherka gurkoda uu ka dhacay #Mogadishu.
Waxan Alle ugu baryahaya inu siiyo awlad bari ah, xasiloni & barwaqo.
Waxan u rajaynahaya gur barakaysan oo dagan.

Mashallaah Suldaan #Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo ah suldaanka Isaaq Gabeed oo ka hadlay Caleemo Saarka suldaanka beesha Reer nuur ahan suldaanka Makaahiin Sudaan #Maxamed Suldaan Saleebaan ayaa yidhi ayuun waxaan ku jiraa dadka soo dhawaynay Dadka waxaanu yidhi..
Xukumada hurdo iyo habrasho oo Hadda soo kacdey ayaa ogaatay
In labada dirawal ee U afduubnaa Jabhada ciise waraabe Argagixisada
War u heyn blse hadda Meydkoogii
Ku war helay
@Abdirahmanirro โ #Maxamed cali
Iska sii watta hurdadiina Anagaa Tay rabaan la tiigdane
Dagaalku goobo ayuu lahaaye iayagaa Geeyey bir ma geydo iyo masaafur in Qafaashan dilaane

Volcano ๐ ๐ฅ Xili aan la Qaban Kareyn ayuu Qarxaa
๐๐พ
@Abdirahmanirro โ #Maxamed cali
Xukumada Hurdo iyo Habrashoโ

Ganacsadaha #Maxamed Aw-siciid Geedi oo ah aasaasaha shirkadda MSG Group ayaa 120 neef oo geel ah ku deeqay debaal dega aqoonsiga #Somaliland awgii
Geelan ayaa loo kala qaybiyay .
1. Talisyada kala duwan ee ciidmada qaranka sida, Milatariga, Booliska,
Asluubta Socdaalka Dabd...

Madaxweynihii hore #Soomaaliya #Maxamed Cabdullahi #Farmaajo ayaa Dowlada Federaalka #Soomaaliya uga digay inay dalka u horseedo doorasho isbar bar yaac oo laba dhinac ah , Isagoo Madaxweyne #Xasan Sheekh ku sifeeyay Kaligii taliye muddo kororsi doona.

Xoghayaha Guud ee xisbiga cadaalada iyo wadajirka JSP xil. #Cabdiraxmaan #maxamed #xuseen oo shalaytole ka hadlay kulankii garabka #dhalinyarada ayaa yidhi
โmuwaadin dooro baarlaanka degmadaada hadhawna la xisaabtan gudoomiyahaaga .
#Cadaalada iyo #wadajirka โ๏ธโ๐ฆ
Madaxweynaha Koofur Galbeed Abdiaziz #laftagareen oo ka hadlay kulan dhexmaray Isaga iyo Gudoomiyihii hore #Maxamed Mursal ayaa yiri :
Waxaa Maanta Magaalada #Narobia kulan kula qaatay Walaalkayga Gudoomiye Maxamed Mursal oo aan ka heshiinay kala aragti duwanaanshihii siyaasadeed anagoo isku raacnay midnimada, Wadajirka iyo Hormarka Koonfur Galbeed iyo Guud ahaan #Soomaaliya inaan ka shaqayno.

Daraawiishta Jubaland oo Argagixisada Shabaab daba dhigtay rag yaqaana sida Loo raad qaado jabhadaha.
Taliyahii cusbay ee uruurka sedaxaad ee guutada labaad ee ciidanka dowladda jubbaland #Gashaale #maxamed adaan maxamuud ayaa bilaabey howlgaaladii joogtada ahay ee ciidanka dowladda jubbaland mar walbo kula jiren Khawaarijta Taliyaha uruurka sedaxaad Gashaale maxamed adaan maxamuud ayaa saraakisha uruurka u sheegey in shaqo halkeeda ka Sii soconeyao Loona baahanyahay fujinaan dheeraad ah iyo dadaal badan iyo in la xakameeyo dhaqdhaqaaqa cadowga inshana lagu haayo

Duleedka #Laascaanood waxaa hadhimo sharafeed lagu maamuusay gaylamayaashii #Harti, oo uu hoggaaminayay Hon. @MaxFAROLE, ugu sameeyay #GaraadCabdilaahi Garaad Saleebaan.
Jawigu wuxuu ahaa mid qurux badan oo daruuro huwan. Abwaan #Maxamed ayaa halkaas ka tiriyay gabay qiimo leh. โจ
@AliSamattar Madaxweyne Maamulka Waqooyi Bari Somaaliya( Maakhir+KHaatumo), Dr: #Jamal #Maxamed #Xasan.
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers
























