Top Tweets for #SHARIIF
Madaxweynihii hore ee #Soomaaliya, #Shariif Sheekh Axmed, oo la kulmay waxgaradka Beesha #Habargidir, ayaa ku yiri:
Anigu idiinma adeegsan doono inaad dadka ii caydaan , Saamigiinna waad heli doontaan, horayna waad iila soo shaqayseen.
Madaxweynihii hore #Soomaaliya #Shariif Sheikh #Ahmed ayaa yiri :
Dalkaan waxaa lagu hoggaamin karaa sharci, waana in Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday uu ogaado inaan xoog cidna lagu hoggaamin karin.
Madaxweyne hore #Shariif Sheekh Ahmed, oo ku dhawaaqay in loo diyaar garoobo sidii la isaga difaaci lahaa #Dastuurka aan heshiiska lagu ahayn oo u jeedooyinka siyaasadeed laga leeyahay.
Golaha Mustaqbal oo ka horyimid ansaxintq iyo wax ka bedelka Dastuurka. Madaxwayne hore #Shariif Shiikh Axmed ayaa sheegay in aan la Marin hab-raac sax , sidoo kale aan la helin Kooram ku filan si loo meel mariyo Dastuurka aan heshiiska lagu ahayn.
Golaha Mustaqbalka #Soomaaliyeed , ayaa cambaareeyay is-hortaag ciiidamada Dowladda #Soomaaliya ku sameeyeen Madaxweyanihii hore ee Soomaaliya #Shariif Sheekh Ahmed iyo Raysal wasaare hore Mohamed Hussein #Rooble , oo ku sii socday #Airportka Aadan Cade .

This is escalatory & reckless from #Hsm .
Maxey tahay sababta loocelinayo 2 askari oo lasocoto #shariif iyo madaxda kale hadiiba ey kujiraan meesha min boqol askari oo ey #Deni & #madoobe kalawataan?
Caqli xumada #Hsm & teamkiisa ma waxey isleeyihiin ragaan halakalailaaliyo si eysan wax uguheeshiin lid kuah ayaga.
Wxn wax kajira maleh ee #Hsm waxbaa iskusawiray aan jirin.
Xasaanow soobax 3 bilood kadib.

Madaxweynihii hore #Soomaaliya #Shariif Sheekh #Ahmed , oo ka hadlay xaaladda #Soomaaliya ayaa sheegay in dadka #Soomaaliyeed u bahan yihiin inay waaqaca wajahaan oo geed hoostii inta ay fariistaan runta isku sheegaan.
Madaxweynihii hore #Soomaaliya #Shariif Sheekh Ahmed ayaa si adag uga hadlay doorashada halka dhinac ah ee ka socota Magaalada #Muqdisho isagoo sheegay inaysan aqoonsanayn doorashadaas.
Madaxweynihii hore #Soomaaliya ahna musharax Madaxweynaha #Soomaaliya ee 2026 , #Shariif Sheekh Ahmed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada #Kismaayo ee Dowlad Goboleedka #Jubbaland, isagoo ka qaybgalaya shirka dhismaha Golaha mustaqbalka #Soomaaliya .
Maamulada #Jubbaland iyo #Puntland oo horay u dhisay Madaxweynaha hadda talada haya ee #Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inay doorkaan kaararkooda saaran doonan #Shariif Sheekh Ahmed .
Madaxweynihii hore #Soomaaliya #Shariif Sheekh Ahmed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada #Kismaayo ee Dowlad Goboleedka #Jubbaland , halkaasoo uu kaga qaybgalayo shirka dhismaha golaha mustaqbalka #Soomaaliya.

Madaxweynihii hore #Sooomaaliya #Shariif Sheekh Ahmed ayaa ku dhawaaqay in aysan madasha Samatabixinta #Soomaaliyeed aqbalayn doorashada halka dhinac ah , oo la rabo in Magaalada #Muqdisho laga qabto , wuxuu sheegay Dowladda wakhtigeedu sii dhamaanayo in looga baahan yahay doorasho loo dhan yahay oo heshiis lagu yahay inay dalka u jihayso.
Maxaa ka jira jira in #shariif #ceeryaamo oo ah sarkaal maamulka #waqooyi bari ka tirsan lagu xanibay maagalada Kismaanyo .??

Madaxweynihii hore #Soomaaliya #shariif Sheekh Ahmed oo ka hadlay dhacdooyinkii u dambeeyay ee ka dhacay Degmada wanlaweyn oo dad aanooyin isku dilaya ay isku gubeen ayaa ugu baaqay Dowladda #Federaalka iyo maamulka #Koofur galbeed inay ka qayb qaataan joojin dagaalka aanooyinka xanuunka badan sababay.
#Shariif Ceeryaamo oo la leeyahay Suldaankaaga Cay hadii kale Hawiye ayaanu dhahaynaa Xidha.π€£
Last Seen Hashtags on Sotwe
η ΄ε€
Seen from United States
ΨͺΨ²ΨΊΨ¨ΩΩ
Seen from Saudi Arabia
mnwo()***************************
Seen from France
ΰΈΰΈ±ΰΈΰΈͺΰΈ²ΰΈ§ΰΉΰΈΰΈΰΈ§ΰΈ΄ΰΈΰΉΰΈΰΉΰΈΰΈ΄ΰΈΰΈ«ΰΉΰΈΰΈΰΉΰΈ’ΰΉΰΈ
Seen from Thailand
ε°η©΄
Seen from United States
Ψ³ΩΨ³_ΨΉΨ±Ψ¨ΩΩΩ
Seen from United States
omegle
Seen from France
nyyear
Seen from Saudi Arabia
StrangersOnline
Seen from Italy
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers











