Top Tweets for #baraawe

Dawladda Koonfur Galbeed waxa ay ka kooban tahay saddex gobol oo kala ah: Baay, Bakool & Shabeellaha Hoose. Caasimaddeedu waa #Baraawe.
Xudduudka K/Galbeed waa min Ceelberde ilaa Badwaynta hindiya weeye.
Midnimada Koonfur Galbeed waa muqaddas. π€βοΈ
Guul Koonfur Galbeed πΈπ΄

Barawa/Brava, the capital of South West State of Somalia πΈπ΄ #Lower Shabelle #Baraawe #KoonfurGalbeed #ShabeeladaHoose
young boy, aware of the value of life, returned from the sea with fish to help feed his family. His courage against the waves reflects the reality of many Somali children who learn responsibility at an early age.
#Baraawe, Lower Shabelle region of Somalia πΈπ΄

βI have never voted before. Today, I came to #Baraawe to cast my vote.β
β State Minister for Justice and Constitutional Affairs, Ambassador Ilyas Sheikh Omar
Baraawe District Commissioner Cumar Cabdullaahi says the countryβs leaders played a key role in ensuring residents could vote peacefully today in Baraawe district. #SouthwestElection #Elections #Somalia #Baraawe
Maleeshiyaadka #Haramcad ee #Muqdisho laga soo daabulay oo qabsaday Caasimada #Koonfur Galbeed ee #Baraawe.
Ciidamada #Haramcad ee #Soomaaliya ayaa la sheegay inay qabsadeen isla markaana bililiqaysteen xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka #Koonfur Galbeed ee magaalada #Baraawe.
Dhacdadan ayaa dib u soo xusuusinaysa burburkii dowladdii dhexe ee #Soomaaliya, xilli ay jireen cabashooyin la xiriira kalsoonida #shacabka ee ciidamada qaranka. Qaar ka mid ah bulshada #Soomaaliyeed ayaa muujinaya walaac ay ka qabaan qaab-dhismeedka ciidamada, iyagoo ku doodaya in aan si buuxda loo dhisin ciidan qaran oo loo dhan yahay kana tarjumaya dhammaan qaybaha bulshada.
Waxaa sidoo kale la tilmaamayaa in Dowladda Federaalka #Soomaaliya iyo #dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah ay weli la tacaalayaan dhismaha ciidan qaran oo heshiis lagu yahay, isla markaana kasban kara kalsoonida shacabka #Soomaaliyeed.
Ciidamada #Haramcad ee #Soomaaliya ayaa la sheegay inay qabsadeen isla markaana bililiqaysteen xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka #Koonfur Galbeed ee magaalada #Baraawe.
Dhacdadan ayaa dib u soo xusuusinaysa burburkii dowladdii dhexe ee #Soomaaliya, xilli ay jireen cabashooyin la xiriira kalsoonida #shacabka ee ciidamada qaranka. Qaar ka mid ah bulshada #Soomaaliyeed ayaa muujinaya walaac ay ka qabaan qaab-dhismeedka ciidamada, iyagoo ku doodaya in aan si buuxda loo dhisin ciidan qaran oo loo dhan yahay kana tarjumaya dhammaan qaybaha bulshada.
Waxaa sidoo kale la tilmaamayaa in Dowladda Federaalka #Soomaaliya iyo #dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah ay weli la tacaalayaan dhismaha ciidan qaran oo heshiis lagu yahay, isla markaana kasban kara kalsoonida shacabka #Soomaaliyeed.
β‘Waa Kuwaan, Waa Soo Galeen.
Ciidanka Haramcad ayaa gudaha u galay Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee #Baraawe .
Koonfur Galbeed waxaa laga haystaa oo loo diidan yahay inay ku shaqayso Caasimadeeda #Baraawe. Wuxuu doonayaa Xassan Sheekh Maxamuud in reerkiisu helaan VP/Madaxweyne Ku-Xigeen ka KG/SW.
Waa sabata ilaa hada State kaa KG aan VP u lahayn.
#Jubaland waa la mid KG. Ama waan idin burburin ama 10 xubnood isiiya ayuu leeyahay Madaxweynihii dhanaa ee Dalka.
#Jubaland golaha shacabka deegaan ayaa lagu qaybsadaa. Xaguu ka dagan yahay?
HSM Haduu leeyahay dad Hawiye ah ayaa dagan JL waa sax. Suβaashu waxay tahay Hawiyehee? Gaaljecel iyo Sheekhaal way degan yihiin JL wayna haystaan matalaadooda Jubaland.
Marka Dalka Somaliya ma 10 xubnood oo sharci darro ah ayaa loo burburin hayaa?π€
@PresidentMadobe @Laftagareen @MPMursalKhaliif @AbdiwahabUgasH
βXassan Sheikhβs conflict with Jubaland is nothing more than his desire to have 10 Members of Parliament from his sub-clan added to the House of Representatives, while his clan doesnβt even have a meter of land in Jubaland,β said Ugaas Cumar Xiireey, the spokesperson for the Jubaland traditional elders
π#Baraawe π₯
#waxaa hoostimaada 65 Tuulo majirto
Cid aan #Biimaal eheen oo dagan
Baraawe waa magaalo calool #Biimaal kujirta waa magaalo labo xaafadood ay kadagaan #Biimaalka afka #Muqdisho iyo
Afka #Kismaayo majiro Qabiil kasoo hadli kara oo kudhiiran kara dhulka biimaal in uu sheegto 400 oo xeeb ah labo wabi
Waa marti waxiidagan intaas #wardey iyo #Biimaal baa xuduud lleh πππͺπ
#Tuni #Jiido #Wardey #Madaxweyne #Dir
#Biimaal #Surre #Garre #Baajamaal
#Maha #Dir πππππͺπͺπ
Last Seen Hashtags on Sotwe
minichat() +filter:native_video
Seen from United States
kaw
Seen from Canada
ΰΈΰΈΈΰΈΰΈΰΈ±ΰΈΰΉΰΈ£ΰΈ΅ΰΈ’ΰΈ
Seen from Thailand
η―ε―δΎ
Seen from France
ometvsange
Seen from Indonesia
ζ΄ζ΅·δΉζ
Seen from Japan
ΰΈ«ΰΈ²ΰΈΰΈ₯ΰΈ±ΰΈ
Seen from Thailand
minichat(*)*filter:videos
zoomjakol
Seen from Belgium
kutsalcumartesi
Seen from Turkey
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90.1M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers



















