Top Tweets for #dooddabbc
#RT @BBCSomali: #DooddaBBC Somali ee musharrixiinta ku tartamaya xilka madaxweynaha Somaliland ayaa intaan ku dham… https://t.co/W4lt4m5GPm
Faysal " Somaliland waxaan ka dhigayaa siddii ay 60kii ahayd".
#DooddaBBC
#DooddaBBC Somali ee musharrixiinta ku tartamaya xilka madaxweynaha Somaliland ayaa intaan ku dhammaaday. hadduu ku dhaafay waxaad dib uga daawan kartaa halkan: https://t.co/rPQa4Gyzc0
Ama dib uga dhageyso: https://t.co/XWT2gwSB1p

Cirro wuxuu sheegay "Haddii si sharci ah ku dhammaato waan aqbalayaa natiijada." #DooddaBBC
Faysal ayaa ku soo afjaray hadalka "Is daldala haddaan idiinka adkaado, horeyna waan u aqbalay," #DooddaBBC
Cirro iyo Muuse waxay sheegeen dhankooda in guddiga ay u duceynayaan ayna aaminsan yihiin. #DooddaBBC
Faysal Wuxuu sheegay in uu amaanayo ciidamada nabadgelyada iyo kuwa xuduudaha. "Waan aaminsanahay guddiga doorashada." #DooddaBBC
Cirro: "Xisbiga guuleysta ayaa dalka maamulaya, midka kalena wuxuu noqonayaa mucaarad." #DooddaBBC
Muuse Biixi: "Axsaabta kale ixtiraam baan u haynaa. dalkaan wada dhiseynaa". #DooddaBBC
Faysal: "Soomaliland waxaan ka dhigayaa sidii 60-kii ay ahayd. Wadan sare ayaan ka dhigayaa." #DooddaBBC
Cirro: "Soomaaliya waa dal aan deris nahay, colaadna uma qabno. Laakiin waxaan dooneynaa in aan xaqiijino in Somaliland gooni isu taagto". #DooddaBBC
Muse Biixi: "Soomaaliya waxba isuma qabno. deris wanaag unbaan dooneynaa in in aan ku kala noqono labadii qaran ee aan kala ahayn". #DooddaBBC
Faysal Cali Waraabe wuxuu asigoo xanaaqsan sheegay in Soomaali isku mid tahay. #DooddaBBC
Halkan si toos ah uga daawo dooda musharrixiinta doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida Somaliland. #DooddaBBC

Muuse Biixi: "In dembi iyo dulum tahay qof maanta waxba aan haysan in uu beri guryo jeexdo, markuu dowladda ku soo biiro, waan kula qabaa." #DooddaBBC
Cabdiraxmaan Cirro: "Waxaan sameynay mareeg la yiraahdo qof walba ha is cadeeyo. Qof aan hadda waxba haysan hadduu hanti helo, waalala xisaabtami doonaa". #DooddaBBC
Faysal: "Reer miyiga wax baan bareynaa. renjiyeynta iyo farsamadaan bareynaa. dadkaan waan kala shaqa geyneynaa." #DooddaBBC
Faysal: "Shaqaalaha iyo qof kasta mushaar fiican baan siinayaan. 100ka maalin ee iigu horeysa waxaan halkan isugu keenayaa bulshada ganacsatada Soomaalida oo dhan. halkan in la maalgashado ayaan dadka ugu baaqeynaa". #DooddaBBC
Dhammaan murashixiinta waxay ka siman yihiin in shaqo abuuris loo sameeyo dhallinyarada jaamacadaha ka qalinjebinaya. #DooddaBBC
Halkan toos uga daawo doodda musharrixiinta xilka madaxweyne ee Somaliland u tartamaya. #DooddaBBC https://t.co/MsCaIpgvfZ

Last Seen Hashtags on Sotwe
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.2M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.1M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112.7M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.2M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.4M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.9M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.8M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
74.3M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.8M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.4M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.6M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
62M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.8M followers


