Top Tweets for #ipd_
Nabaddu waa tiirka horumarka dhanka hantida maguurtada ah ee #Soomaaliya, waxa ay sahlaysa kobaca iyo horumarinta heerka nolosha #Soomaaliyeed. #MaalintaCaalamigaEeNabadda2023
#IPD_

Peace is the cornerstone of progress in #Somalia's booming real estate sector, driving growth and improving the standard of living for #Somalis. #InternationalDayofPeace2023 #IPD_

#Nabaddu maaha oo kaliya colaad la'aan; waxa ay asal u tahay horumarka. #MaalintanCaalamigaAhEeNabadda, aan u midowno sidii aan u heli lahayn #Soomaaliya oo nabad iyo barwaaqo ah. #IPD_

#Peace is not merely the absence of conflict; it's the foundation of progress. On this #InternationalDayofPeace, let's unite for a more peaceful and prosperous #Somalia. #IPD_

Maanta waa Maalinta #Caalamiga ah ee Nabadda. Waa fursad dib loogu milicsado doorka muhiimka ah ee nabaddu ay ka ciyaareyso dhisamaha mustaqbal wanaagsan oo ay yeelata #Soomaaliya iyo aduunka intiisa kale. #IPD_

Today is the #InternationalDayofPeace. An opportunity to reflect on the vital role peace plays in shaping a brighter future for #Somalia and beyond. #IPD_

Nabaddu waxay sahlaysa in ay dhalinyaradu helaan shaqo, iyadoo siinaysa fursado badan, xorriyad iyo madax-bannaani dhaqaale. #MaalintaCaalamigaEeNabadda #IPD_

#Peace enables access to employment for youth, offering more opportunities, financial freedom & economic independence. #InternationalDayofPeace2023 #IPD_

With #peace and stability, there is improved access to health care and better well-being of the people.
#InternationalDayofPeace2023 #IPD_

Marka la helo #Nabad iyo xasillooni, waxaa fududaada helitaanka daryeel caafimaad iyo in ay dadku nolol wacan helaan. #MaalintaCaalamigaEeNabadda2023 #IPD_

#Somali airspace, once deemed off-limits to foreign airlines, has reopened with the return of peace, leading to a significant increase in daily commercial flights and creating new avenues for trade and tourism. #InternationalDayofPeace2023 #IPD_

Nabadda ayaa horseedda dib usoo kabashada dhaqaalaha #Soomaaliya. Dhamaan ganacsiyada dalka aya dib usoo kobcaayo, taas oo abuurtay fursado aad u waweyn oo horseeda dhaqaale xooggan.
#MaalintaCaalamigaEeNabadda2023
#IPD_

Peace is the driving force behind #Somalia's economic revival. Businesses across the nation are flourishing, creating immense opportunities and contributing to a stronger economy. #InternationalDayofPeace2023 #IPD_

Iyadoo #Soomaaliya ay sugeyso in ay ku biirto dalalka ku midaysan dalladda Bariga Afrika, waxa xusid mudan in ay nabadda suurtagelisay tallaabadan. Nabaddu waxay albaabada u furta hiigsi iyo fursado cusub.
#MaalintaCaalamigaEeNabadda2023 #IPD_

As #Somalia waits to be integrated into the East African Community, we celebrate the peace that has made this step possible. Peace opens doors to new horizons and opportunities. #InternationalDayofPeace2023 #IPD_

Peace is a solemn promise we make to tomorrow’s generation, ensuring they live in a world where they can flourish and prosper without fear. #InternationalDayofPeace2023 #IPD_

Nabaddu waa ballan adag oo aan u qaadaydo jiilka danbe, si aan u xaqiijinno in ay helaan nolol ay cabsi la'aan ku naaloodaan. #MaalintaCaalamigaEeNabadda2023 #IPD_

#Soomaaliya waxa dib usoo laabanayo sharafteedi hore, #Muqdishana safka hore ayay kaga jirta dib u soo kabashadan. Caasimaddu waxay dib ugasoo kabanaysa burburki iyadoo hada leh bilic wanaagsan.
#MaalintaCaalamigaEeNabadda2023
#IPD_

#Somalia is reclaiming lost glories & #Mogadishu is at the forefront of this resurgence. The city has risen from the ashes with newfound vitality. #InternationalDayofPeace2023 #IPD_

Nabadda ayaa asal u ah horumarka. #Soomaaliya waxaa ka jira kobac dhanka horumarka kaabayaasha dhaqaalaha, taas oo sahashay isku xirka bulshada, korna u qaaday ganacsiga iyo tayada nolosha.
#MaalintaCaalamigaEeNabadda2023 #IPD_

Last Seen Hashtags on Sotwe
wattsappgroup
Seen from United States
Inquivesta
Seen from United States
esenlertraveſti
Seen from Turkey
hotwife
Seen from Mexico
snapchat filter:native_video
Seen from Japan
сину
Seen from United States
artimencinta
Seen from United States
anxiouspanda()+filter:native_video
Seen from Colombia
thechroniclesofrukus
Seen from United States
冥界眷屬
Seen from Colombia
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.8M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90.1M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers
