Top Tweets for #muxumed
๐ฃ #Karbaash Garaad kuligood iss xariifiyaa ee kow ku bilow miskiinka yar wiilka tunaha cuna Reer #Muxumed ah @AliSamattar - tariiqi saxda bey ku so noqon doonan ka bacdii. โ๏ธ
Guul iyo gobanimo. #Soomaaliidiid (PL-diid) wa layska celinaayna haddu Alle idmo sii adag leh! Kkk ๐คฃ
#FreeWarsengali โ๐ฝ
Booliska Degmada Dhahar si fiican ayay yeeleen.
Markii laysku dayay in la sameeyo Raas-caseyr xiligii Dowladii MW Faroole,waxay Maxkamad saartay,iyagoo maqan shaqsiyaadkii horboodayay,waxaana lagu xukumay Dil Toogasho ah,taasoo keentay in ay Somaliyaba ka baxaan Ragaas.
Haatan cid walba oo isku dayda in ay PL midnimadeeda iyo Dowladnimadeeda kala dhantaasho,waxay jabisay Qodob Dastuuriya,waa in la Maxkamadeeyaa.
Xasan Sh.markii PL uga adkaan waayay loolankii Siyaasiga iyo kii horumarka,waxa uu abaabulayaa in la Canjarafeeyo nidaamka PL oo Xamar Shirar lagu qabto.
Laba arin,ayuu isku dayayaa in uu sameeyo oo kala ah...
1.Maamul la yiraahdo Solsed oo Xarun looga dhigo Badhan,isla markaana Madaxweynaha la siiyo Sool ku xigeenka iyo Xarunta la siiyo Sanaag.
2.Maamul la yiraahdo Bari-Rascaseyr oo Beelaha Bari lagu wadaajiyo.
Ujeedkiisu,waa laba Qodob....
https://t.co/Mv6pghrK4Y uu Xaniinyaha maroojiyo Deni iyo Muuse.
https://t.co/S5MtqG3nlc uu diciifiyo Maamulada SL iyo PL ee hanaqaadka ah kana maarmay Xamar oo Bulshadooda ku filnaaday.
Hadafkiisa Guud ee Xasan Shiikh,waa Laba Qodob....
https://t.co/Mv6pghrK4Y Beeshiisu haysato Caasimada iyo MW oo ay Somali ku xukunto Wadanka intiisa kalena ay ahaadaan Gobolo yaryar oo aan wax badan ka jirin oo haldoorka Dadka ahna iskaga soo tagaan.
https://t.co/S5MtqG3nlc uu Shaqsiyan sameeyo Lacag.
JQ.
๐ฃ @AliSamattar - Reer #Muxumed tariikhiyan goorma ay ku soo biirayn Beesha #Warsengali Sultaan? ๐ฅด
Waagey hore maxay ahan jirayn Calow? ๐
Alle khair fara badan ha ku siyow! ๐๐ฝ
Ilaahoow Quluubta uga reeb Maakhir Waa tashataye.๐๐๐ช.
Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.8M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.7M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.4M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.6M followers





