@Aal_Moalim Qof asagoo maskaxdiisa team ah soo labistay gurigiisa ka soo baxay si uu yahuud ugu niikiyo maxaa reerahaan aad sheegta ka galay qofbkasto afcaashiisa asaga ayaa lagula xisaabtamaa
@MrMaker14 Wxa sidas leh waa mid 90ka afka marku kala furo dhahayo english aya sidaan dhahy english aya sidan u xariqay,english aya meshan istaagy, english ayaa wxn xirty. Ismoogaa islaan laayey caqliga ka xorow oo qalbigaga gumeystaha ka reeb ka dib qof kale ku dhalil inuu gumeysi ku jiro
@SuldanMohamed_ Mid ma fahmin turkey sbb markasto buuq somaliya ku furan yhy ay heshis weyn uga saxixataa dowlada aydo waqti kasto heli karto dowladana u dhaga nugushahy?!!
U firso 2024 buuqi somaliya iyo itobiya wxy ka siixaty shidalka badda iyo waliba kheyradka kale e badda haddana laas qoray
@galkacyoonline Ani miyaa waalan mise dadka ayaa kala aqoon farqiga u dhaxeeyo xeer ilaaliye iyo qareen ama abuukaate ama loyar?!!! Maxy tahy xeer ilaaliye u doodaaayo qof, xeer ilaaliyaha soo qaadiga maxkamada ma ahan mise idaacadaha inay dadka wareeriyaan ayey wax u qoraaan?!!!!