Buundada Buur Hakaba dhammaadkii siddeetamaadki aniga oo u socda Baydhaba. Waa xilligii aan Jimcaha u dalxiis tegi jiray Marka & Jannaale, Gendershe, Leego, Baydhaba ama Balcad & Jowhar. Hadda Jimcaha ma dhaafo xeyndaabka waddada Maka ilaa badda. Allow sahal ummuuraha #Somalia