Hadii aad Tagayso ka Tag Xasus Iyo Raad Wanagsan hadad jooGaysana la Joog Xushmad Iyo karaamo😇
Hanka Baaluqow Ha I Baadiyeeyn
Niyad Beeraqdaay Ha I Beer Nugleyn
Shiribka Caawa farmaajo iyo rooble
R
Dig digta kama deysidoo
Doorashaan u diyaar nehee
Far
Ley dooramaayo dawkalee
Hey dirqin aan wax daahiyee
R
Ley doora maahe waa dumaa
Waa diidnee duqiyow na dhaaf
F
Maan leyga diidin waa dirqaa
Ama dalkaan gelaa dagaal