โBold Individually With Strong Nationalist Stands!
๐ธoomaalinimo๐ธ๐ด
Waxa EheL ii ah Inta Aan Is Af-Naqaan Si Wax iiLa Arkaaya Na Midayso Ujeedo!๐๐พ
#DrOmarORaabi Gunaanadkiisa Sidii Soomaali u Heli Lahayd Dawladnimo๐๐ฟ
"In La Helo Dad WADANIYIIN ah Kana Kooban Cid Kasta Aragti Soomaalinimo & Wadaniyad Ku Salaysan Wata Kaliya Ee Baadbaaadin Karta Dalkeena"
Alle Ya Rahma Waa Filisoofer Dhaxal Badan Uga Tagay Soomalida!
H.E. Osman Doubad Sougouleh, Ambassador of the Republic of #Djibouti to the Federal Republic of #Somalia, together with all the staff of the @DjiboutiEmbSO, extended their warmest congratulations to the Government and the brotherly people of the Federal Republic of Somalia.
๐ต๐ฐ๐ค๐ธ๐ด Pakistan extends its heartiest felicitations to the Government and people of the Federal Republic of Somalia.
Happy Independence Day๐ธ๐ด!
@MOFASomalia@PakEmbassyDjib
HAMBALYO DHAMMAAN UMADDA Soomaaliyeed Maalinta Xornimadda Iyo Midnimadda 1-DA JULY ๐ธ๐ด๐ท Caawa oo Kale 66-Sanno Ka Hor 1dii LUULYO ama JULY Sanadkii 1960 Waa Habeenkii Gobolada KOONFUREED Qaateen Xoriyadda iyo Sidoo Kale Midowgii Goboladda WAQOOYI Ee Somalia.
#HambalyoSomalia
26 June, 1960 - Mooralka Soomaalidu Sidan Maanta Ma Ahayn, Hadda Wax Badan Ayaa Isbdalay oo Maalintaa Wax Yaroo Qaldamay Kasoo Bilaabmay.๐
Balse Qaladka Dhacay Maaha Waxa Asalka Ah Ee Waxa Asal Ah Waa Jiritaankeenna iyo Dadka Soomaaliyeed oo Dhamaantood Midooba, Waa Waxa La Wada Raadinaayay 1960 Kahor.!
Soomaalidu Waxay Ahayd Hal Qoomiyad Kahor 1884 Kuwaa oo Wada Dufaaci Jiray Dhulkooda, Diintooda & Soomaalinimadooda Gumaystahaa Ina Qaybiyay oo Inoo Keenay Waxa Loo Yaqaan SHANTA SOOMALIYEED Dadkeeniina Qaybiyay Ugu Dambayna Ku Guulaystay Inuu Saddex Ka Mid Ahaa Ka Dhigo Kuwo Umaddo Kale oo Aan Qarniyo Cadaw Ahayn Hoos Geeyo iyo Hal Mid oo uu Ka Dhigay Dal Gaara oo Qoomiyado Kale Nala Wadaagaan.
26 June 1960 iyo 1dii July Waxa Ka Badbaaday Gobolada Waqooyi iyo Kuwa Koonfureed oo Ka Adkaaday Damacii Gumaysiga Ee Ku Salaysnaa Kala Qaybinta Shacab Isku Dhaqana, Isku Diina iyo Aragti Ah Kadibna Dhistay Jamhuuriyadda Soomaaliya Iskuna Raacay In Midowgaa Kadib La Doonno Kuwa Kale Ee Maqan.โ
iLaa Maalintaa Dagaalku Kama Joogsan Dalka Soomaaliya Waana Mid Kamida Sababaha Mar Kale Keenay In Dalkeena Lasoo Faragaliyo Lala Dagaalamo Aragtidii SOOMAALIWAYN, Waxana Tusaale u Ah In DAGAALKII - 77 EE XORAYNTA SOOMAALI GALBEED Quwadihii Caalamka Ee Jiray Waqtigaa Ay Markii Koowaad Dagaal Hal Dhinac Ay Uga Soo Wada Horjeedaan Soomaali La Galay Iyaggoo Taageeraya Dhinaca Kale.!
Markii Koowaad Waxaa Lagu Guulaystay In La Inaga Tirtiro Aragtidii Soomaaliwayn Ee Asalka Ahayd Kadibna Waxaa Loo Soo Jeestay In Lasii Kala Qayqaybiyo Inta Is Haysata Iyaddo La Inoo Adeegsanayo Meesha Kaliya Ee Ay Soomaalida Ka Nugaushahay oo Ah ARAGTIFFA QABIILKA.
Burburki Dawladdii Dhexe Ee 1991 Kadib Waxa Soo Muuqatay Qaabka Aan u Kala Fogaanay Ee Ku Dhisan Qabiilka Waxana Dhashay Maamulo Ay Hogaaminayaan Jabhaddo Qaab Qabiil Loo Sameeyay Waxayna Dhexda Ka Galeen Shirqool Ku Salaydnaa Qaybin iyo Natiijada Maanta Aan Aragno Ee Ah Maanulo Ku Dhisan Qabaail Waa Natiijadda La Rabay.
Hada Waxa Guul Jooga Waa Kuwii Marka Hore Shanta Inoo Qaybiyay, Waxa Kaloo Guulaystay Kuwii Diidanaa Laba Dhinac oo Soomaaliyeed oo Leh Hal Dawlad oo Raadinaya Sadexdii Hore Uga Maqnayd iyo Aragtiddii Soomaaliweyn. ๐ธ๐ด
Soomaalidu Way Soo Mareen Taariikh Noocan oo Kale Ah Balse Lagumma Guulaysanin Inay Shacdo Sidii La Inala Rabay, Mudo Marka Laga Gudbaba Waa Kuwo Markale Halkooddii Kusoo Laabta - Taa Ma Dhacaysaa Waa HAA - Waxana Cadayn Kuugu Filan Fashilka Wayne Ku Dhacay Kala Qaybinta Ee Maanta Inoo Muuqda.๐
Midnimo iyo Markale - Soomaaliya Ha Noolaato ๐ธ๐ด
Speaker of the Upper House of the Federal Parliament of Somalia Abdi Hashi Abdullahi addressed tonight's 66th Independence Day celebrations, recounting the story of how Somalia won the independence the nation is marking this evening.
#Somalia#SONNA#IndependenceDay#Mogadishu
As the New Muslim Year 1448 begins, I extend my heartfelt congratulations to all Muslims around the globe. May this blessed year bring peace, good health, and renewed hope to you and your loved ones.
May it be a year in which the Middle East finally finds peace, where the suffering of the Palestinian people comes to an end, and where tensions and wars involving Iran, the United States, and Israel give way to stability, understanding, and lasting peace.
May it be a year when political differences are set aside, agreement reached on the contentious issues, trust is rebuilt, and collective efforts are directed toward stability, unity, and the shared progress of the Somali people.
Dunidoo Dhan Way Cambaaraynaysaa In Si Gaara Loo Beegsaddo ALBIITARKII Ugu Fiicnaa QAARADDA AFRIKA MR. OMAR ARTAN, Iyadoo Laga Digay In La Siyaasadeeyo Ciyaaraha FIFA Ee Dunnida, Taasoo Ujeedkoodu Ahaa In Jawi Isdhexgal Bulsho Dunidda Laga Abuuri.๐
Dhacdaddan Waxay Ceeb iyo Waji Gabax Wayn Ku Noqonaysaa FIFA iyo Ciyaaraha Adduunkaba.!!
Dhacadan Waxa Ka Falceliyay Dad Saamayn Leh, Hay'ado, iyo Ururro Caalami ah Ugu Dambayna Omar Waxa Loo Bandhigay Inuu Garsoore Ka Noqdo Ciyaarta Super Cup Ee Horyaalka Yurub.
@realDonaldTrump Talaabo Kasta oo uu Qaado Waxay Noqotaa Mid uu Ka Dhaxlo Sumcad Xumo.
@FIFAWorldCup
1/3 Omar Artan represents the very best of Somalia. His success is indicative of what our people are capable of. The unfortunate denial of his entry into the US has introduced him to billions of people around the globe. They now know not only his name, but also his excellence.
Former President Hassan Sheikhs term is up. He must work with all stakeholders to keep Somalia together, not drive it apart. Former presidents Sharif Sheikh Ahmed and I have extended an invitation to him for a meeting to discuss the way forward on elections and national future.