Unconfirmed reports indicate that Commander taliye Shub was killed in last night's airstrike.
Dowlada waxaa sheegaysa in dagaalkii baydhabo u kudhintay
Lama oga run iyo been
Ciidamada xoogagga Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur-bari ayaa la wareegay magaalada Marka Cadey ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Calankii nidaamka Aadan Madoobe ee Koonfur-galbeed ayaa laga rogay magaalada, waxaana la sudhay calanka Koonfur-bari ee ay dadka deegaanku samaysteen.
Banaanbaxyo lagu soo dhoweynayo oo lagu taageerayo maamulka Koonfur-bari ayaa hadda ka socda magaalada Marka.
Mohamed Yusuf Bakayle.