Hirdanka ka dhexeeya Xisbiga Kulmiye ee maalinba koox dabka la saarayaa waa xaqii ummada oo feedhaha ka dillaacaya. Dadka umada xoolaheedii dhameeyayna Xisbiga Waddani talo ayaa uga meel taalla.
Xisbiga WADDANI waxa uu maanta Magaalada Hargeysa ku qabtay kulan aqoon korodhsi ah oo la xidhiiha hannaanka wada-shaqeyneyd ee qeybaha kala duwan ee Xisbiga. Warka Oo Dhamaystiran kala soco https://t.co/1D3mwr1vPb