https://t.co/VEGFNHheBX
Si aad u gaarto yoolkaaga waa inaad dadaal iyo shaqo adag qabataa.
Aad waxaan ugu Riyaaqay hadalkii uu yiri maamulihii Ali baba, ninka la yiraahdo
Jack Ma. hadaladiisa waxaa ka mid ahaa( Nothing is free. if you want to be successful, you have to pay the price).
Bal Videogan dhiira gelinta ila daawada