Waan gartaa hoggaamiyeyaasha markii aan arko. Sidoo kale, waana aqoonsadaa nacasyada markii aan arko. Bal qiyaas sida ay mahadho u tahay inuu qof isku darsado labadaas sifo.
Haddii aad tahay hoggaamiye, haddana tahay nacas waa arrin musiibo ah, musiibo aad u daran. Waxaa kale oo kasii xun, waliba kasii khatar badan, haddii dadkii ay gacmahooda ku jirtay talada iyo awoodda ay maskaxdooda la baddalo oo ay ku dheeldheelaan nacasyo danahooda gaarka ah ku fushanaya.
PAUL KIGAME.
MADAXWEYNAHA RWANDA
Knowledgeable people about things they don't know.
Prof, PhD, Dr, Eng & Investigative Journalist, Reporter, IT, Cryptocurrency Expert & Electronic Eng & qaar kaloo badan.
Cilmigii Ceyda Haweenka ayaan illaaway.
Cilmigii Beentana waan illaaway.
Adigu iswaafaji PhD & Qolofkan.