The President of the Somali Republic, Hassan Sheikh Mohamud, participated in the grand competition to commemorate the 66th anniversary of the historic day of July 1, which marked the defense of the South and the unification of the two regions of North and South, which was the foundation of the Somali Republic.
Today in Nairobi, I signed a MoU between SoDMA and the Kenya Red Cross Society (KRCS) to strengthen cooperation in emergency response, disaster preparedness, and support for communities affected by humanitarian challenges along the Somalia & Kenya border.
BORN INTO BATTLE.
Waxaan maanta si aan kala harlaheyn ugu wada qaybgalney Bandhigga Buugga uu qorey Saaxibkeyga Ali Said Ali "Born into Battle" Buugga ayaa ku xusan dhacdooyin xanuun badan oo dalkeena soo marey waana buug jiilka soo koraya ay ka ogaandooonaan marxaladihii adkaa
Waxaa maanta gudoomey buugiisa koowaad uu qorey Saaxibkeyga Ali Said Ali ‘’Born into Battle’’ oo igu gudoonsiiyey xafiiskeyga, waa buug ay ku xusanyihiin halgankii, dhacdooyinka Xanuunka badnaa, adkaysigii, iyo waayihii ay soo mareen millions of children’s
JIMCO WANAAGSAN
Maanta Khudbadaha Masaajidada Muqdisho Waxay ku saabsanayeen Muhiimadda Aminiga u leeyhay Bulshada ,Nicmada Shacabka Muqdisho Alla ku maneysteyna inay gartaan oo ay ku xamdiyaan Ayna ilaalsadaan.
Congratulations Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warshadaha Kenya Adan Mohamed (Aadan Bakles) ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Guud ee Hay’adda Canshuuraha Kenya ee KRA .Xilkan ayuu hayn donaa Muddo seddex Sanno ah .
Waxaan maanta Boogasha gaaban ku tagey Xarunta Qaran ee Tubsan waxaana xafiiska igu soo dhaweeyey Saaxibkey Ali Yasin Gurbe Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan

Gebagebada booqashadeydu ee Xarunta Tubsan waxay ii ahayd mid faa’iido leh,