Cumar Artan ma gaarin #FIFAWorldCup oo keliya. Wuxuu taariikh dhigay isagoo noqday garsoorihii kubadda cagta ugu horreeyay ee Soomaaliyeed ee halkaas gaara, isla markaana ka mid ah garsoorayaasha ugu wanaagsan #Afrika. Guushaas cidina kama qaadi karto, wax kasta ha dhacaane.
Cumar, aad baan uga xumahay waxa dhacay. Waxaad gaartay heerka ugu sarreeya ee xirfaddaada, waxaadna dhiirrigelisay jiil dalka jooga adigoo halkaas gaaray. In lagaa hor istaagay fursaddii aad u qalantay ma beddelayso taas.
Tani ma noqon doonto halka ay ku dhammaato sheekadaadu. Dunidu way ku garab taagan tahay, waxayna kuu rajaynaysaa samir, adkaysi, iyo in aad mar kale garsoorto kulamo waaweyn oo caalami ah.
Waan ku garab taaganahay, Cumar.
#Somalia
"This is shameful. It's disgusting. It's purely racist and only a weak country would behave like this." -@hasanthehun on the racist travel bans on athletes participating in FIFA. America is showing their ass again. Disgusting as fuck.
I had the pleasure of attending SIMAD Cultural Week, where Somali traditions were beautifully showcased. From traditional dress and music to poetry and history, the event was a powerful reminder of our rich cultural heritage.
✨ #CulturalHeritage#Somalia#Tradition
Eid Mubarak! May this Eid-ul-Adha bring peace, blessings, and joy to you and your loved ones. May your sacrifices be accepted and your prayers answered.
Unlike most border changes that often happen due to conflicts, there is no dispute between Italy and Switzerland over this forced shift caused by melting glaciers in the Alps.
Here's what you need to know https://t.co/TgbfCYaF2l
SIDA AY SHEGTY HAY'ADA MASIBOYINKA QARAN WXA NAGU SO WAJHAN ROBAB IO DUFANO XOGAN DOWLADA MXA UGA QORSHEYSAN SIDII LAGU YAREYN QATARAHA KA DHALAN KARO MASIBOYINKAS?
SIDA:1. GURMAD DAD U TABABARAN.
2.JAAKADAHA AAN QUSIN.
3.KORANTDA WEY TAGIDONTALEYRAR LA IFTISADA.
4.CUNTO BISIL.
@HamzaAbdiBarre@SoDMA_Somalia#HamzaabdiBarre thank you for your informing the worl but you should talk to our community to displace those in low land in order to minimize the affect of the mentioned disaster, even they should enforced.
SOMALI PARLIAMENT CALLED THE MINISTER OF POST AND COMMUNICATION TO ASK QUESTIONS RELATED TO THE BANNING OF SOCIAL MEDIA APPLICATION TIKTOK, 1XBET AND TELEGRAM THOSE HE ANNOUNCED THEY WILL BE CLOSSED EFFECTIVE 24/08/ 2023.