Inankaas Yar oo ambad ah waxa lagu Hayaa Saldhiga Booliska Maxamed Mooge mana sheegaayo Magaciisa iyo halka uu ka soo lumay.
Fadlan Cidii uu ka maqanyahay ama Garanasaa ha ugu Hagaagto Saldhiga #Somaliland
Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda #Somaliland, garahaan Saldhiga Degmada #Wajaale ayaa soo qabtay $25,000 taasi oo laga soo dhacay Magaalada Hargeysa.
Waxaannu dhammaan shacabweynaha ku wargelinaynaa ina ka taxadaraa marka ay lacagaha dirayaan.
Saalax Maxamed Saalax oo Gacanta ku hayaan Ciidanka Booliska JSL waxa uu ka soo Lumay Boorame.
Magaca Hooyadii Xaawa Aadan Calow ayuu ku sheegay, Fadlan qoyskiisa ama Cidii Garataa ha la soo xidhiidhaan Booliska.
#Somaliland
Hawlgalo ay sameeyeen ciidanka Boolika gobolka Sool ayaa ku soo qabtay Khamri tirobadan, Waxaana lagu burburiyey fagaaraha magaalada Laascaanood.
#Somaliland