@NimkoAli Commentyada markaan akhriyay aad baan u farxay wallahi, 100% dhalinyarteenu Rag iyo Dumarba hadalkaa way dhib sadeen wana ay diideen allah ha idin xafido dhamaantiin
Iyada kaliya aan u ducayno wax kale uma qaban karne Ilayn waa gabadh afkaar iyo fikrado qaldan xambaarsane
Ilaahay Ha u Naxariisto Xaaji Ckreem Xuseen /Cabdi Waraape Oo Ku Geeriyooday Hospital ka Hargeisa International Hospital Maalin jimce Ah Oo Ramadan Ah Ayuu Dhintay Ilaahay Janooyinkiisa Haku Casuumo In Badan Buu Samaha & Nabada & Wanaagga Kasoo Shaqeeyay Aamiin
If you look at these photo they look like a DOG, RABBIT and CAT. But when you zoom on them individually you will see the beauty of photography.....
That is how life is, until you zoom on people's lives you wouldn't understand who they really are.