Madaama ay inoo bilaaban doonto bishii barakeysneyd oo Ramadaan-ka, waxaan si ku meel gaar ah u Hakin doona game-ka Litavo si shaqaalaha iyo dadka ku xeran game-ka ay uga fa’ideystaan bisha barakeysan ee Ramadaanka.
Abaal marinta guuleystayaasha isbuuci hore maalinta berito ah ayaan bixin doona sidoo kale YouTube-ka waxaan soo gelin doona casharkii ugu dambeyey ee ka baxay qolka VIP-ga
Cibaado wanagaasan ayaan idin rajeynayaa, ha laga fa’ideysto bisha barakeysan!
Bahda litavo xalay waxa ay cimaamadeen Attaka oo noqday guuleystaha game-kii shalay la dheelay.
Attaka oo ku Deeqay Kaliya $25 cent ayaa nasiib u yeeshay in cod qarsoodi ah lagu cimaamado.
Ka qeyb qaado game-ka litavo si aad u noqoto qofka xiga ee la cimaamadi doono.
Laga bilaabo maalinka jimcaha habeenka sabtiga ay soo galeyso - Taariikh: 18/1/2025 - Waqtiga: 12:00 am - game-ka 1aad ee litavo waxa uu noqon doonaa in maalinkii lagu ciyaaro $0.25 Cent.
Taasna waxa ay timid kadib soo jeedin ka timid ardaydda ku xeran Litavo free Acadamy, waxaan isku raacnay in haddi sidaas la sameeyo ay yaraan doonto dadka E-mails-ka fake ah sameysanaya si ayagga ay isugu codeyaan
If you change your mind and want to restart the process select refresh. Otherwise, go ahead and click Play. 1 LTV will be deducted from your in game token balance.