بسم الله الرحمن الرحيم.
#Malinta_Caashuura 10ka bisha zako (muharam) ee hijiriyada oo ku beegan malinta sabtida ah 29/08/2020 waa maalin qiima badan oo soonkeda ay sunna tahay waxa lagu dhaafaa dembiyada sanadkii tagey.
#CIID_MUBARAK
Musliminta meel walba oo ay dunida ka joogan waxan ugu hambalyeynaya munasabada CIID al-adha Hambalyo hambalyo ciidan ciideda barwaaqa iyo bash bash allah nagu gaarsiyo.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
Waxan ku jirna malmihi barakeysnaa ee
10ka hore #bisha_carafo (dul al-hijja) #Nabigu عليه الصلاة والسلام wuxu yiri: "maalmo ma jirto oo camalka wanagsani looga jecelyahay ugana fadli badan malmahan" allah na wafajiyo kherkeda 🤲
Wuxu aha aqoonyahan, qoraa wuxu qorey waxa ka mid ah research-kisa deforestation in sub-Saharan Africa Wuxuu ka mid ahaa aasaasayaashii Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya ee Baydhawy, sidoo kale Xudur gobolka Bakool ayuu iskool ka sameyey.
Inna lillahi wa inna illayhi rajicun
Adeer abdiazis Ibrahim (gorithase) Xaley ayu wadanka mareykanka ku geeriyodey Naxriistii alle korkiisa allah yeelo ehelkiisa iyo qarabadisa samir iyo iiman allh ka siiyo🤲🤲.
...Abdiaziz Ibrahim (gorathaase) oo lo yaqaney Heikal Kenneded wuxu ku dhashey kuna barbarey Somaliya.
Bachelorkisa wuxu ka sameyey Biological Science jamacada George Washington University, Master-kisana wuxu ka diyariyey Environmental Science jamacada George Mason University.
Ka dib Dalka ayu dib ugu so labtey jamacadi umada soomaaliyed ayu bare ka noqdey isla markaasna ah Madaxii Qeeybta Af-Talyaaniga ee Jamacdii umadda soomaliyeed (1980-1990).
Waa Qoraaga buuga qaamuska afsomaliga
Hada waa Bare Jaamacadda Roma Tre ee Roma ee talyaaniga.
Prof. Cabdalla Cumar Mansuur; wuxu ku dhashey Deg. Diinsor ee Gob. Bay 1944, halkas ayu waxbarashadisa asasiga ku qatey ka dib jamacada umada soomaliyed ayuu ka bartey luqadaha iyo suugaanta, ka dibna taliyaniga ayu u waregey wuxu takhasus ka sameyey cilmiga philology (luqadaha).