Alle ha uraxmadaa Jalle Maxamed Siyaad Barre wuxuu ahaa hoggaamiye fikir iyo aragti lahaa, wuxuu hirgeliyey farta Soomaaliga iyo hormaro badan oo kale isagoo ka horreeyey dad badan oo maanta ku faana PhD iyo Master.
Aqoontu shahaado keliya ma aha, waa faham, fikir iyo waxqabad muuqda.
Geesinimadu mar walba ma aha in hub la qaato, mararka qaar waa in go'aan adag la qaato oo wadahadal la doorto, xilli xabad la filayay.
Nabadda ayaa ka weyn guul kasta oo dagaal.
Bosaso waa Nabad. #Bosaso#Nabad
Weapons should remain in the hands of security institutions, not civilians. When government weapons spread easily among the public, it reflects serious negligence and increases security risks. This is one of the consequences of armed conflict. There is an urgent need to recover these weapons and prioritize peace.
Leave Galkacyo in peace.
Is Somalia being governed with a real plan or are its people being subjected to endless experiments A nation without vision and long term planning cannot achieve lasting progress. #Somalia