Dunidu AI Bay Gashay, Madaxdeenuna Weli Qatnigii Tagay Bay Joogaan. - Dunidaanu socotaye Madaxdaan haraadigaa Soomaaliyeey ha laga tashado oo Jiilka AI da fursad ha la siiyo. Talo maantay taalaa, looma baahna in bari laga qoomameeyo, waxaan maanta dayacnay. @AIHighlight