إنالِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
Waxaa murugo iyo tiiraanyo leh aan uga tacsiyeynaynaa geerida Alle ha u naxariistee Marxuumka.
Waxaan Eebbe uga baryeynaa inuu ka waraabiyo naxariistiisa ballaaran, dembiyadiisana dhaafo, qabrigiisana u waasiciyo.
هل يكفي الاعتراف الإسرائيلي بـ #أرض_الصومال لفتح أبواب الاستثمار العالمي، أم أن "الفصل القانوني" والمخاطر الأمنية سيجعلان هذه الوعود مجرد حبر على ورق؟
🔗 لقراءة التقرير كاملاً: https://t.co/iWVHkdo5pe
#صوماليلاند#اقتصاد#القرن_الأفريقي#إسرائيل
Sanadka Hijriga ee Cusub awgiis waxaan hanbalyo u dirayaa shacabkeyga soomaaliyeed meel kasto oo ay joogaan, waxaana Alle ka baryeynaa in uu ka dhigo sanad xambaarsan midnimo iyo Dowladnimo xooggan.
Is-diiwaan-gelintani waxay qeyb ka tahay dadaallada lagu xaqiijinayo in dhammaan shacabka deegaanka ay helaan fursad ay codkooda ku dhiibtaan, kuna doortaan hoggaan ay ku kalsoon yihiin
Waxaan ugu baaqayaa dhammaan Shacabka soomaaliyeed in ay ka faa’iidaystaan fursaddan.
بعد ١٢ عاما كان الدستور الصومالي دستور مؤقتا صادق البرلمان الصومالي اليوم نموذجا يمهد الطريق الي بناء دولة القانون والمؤسسات الدستورية .
شكرا @HassanSMohamud فخامة الرئيس دكتور حسن شيخ محمود.
Dadaalka wax ka bedelka dastuurka ee ay gardaadiyeen Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS , Guddiga Madaxabannaan ee Dastuurka iyo Guddiga Dastuurka Baarlamaanka FS , waxa aan ujoognay habki dhega nuglaant iyo tixgelinta laheyd ee ay u ballaariyeen talada.
Mahad.
أبعث حروف التهاني للخليفة/دكتور Khaliif @khaliifkaAabow Moallim Noor سفير البلاد لدى منظمة التعاون الإسلامي Oic .
كان الله في عونكم ، وبارك ا��له جهودكم .