@LamaFarxiyo Si aynu u helno intaas oo faaido iyo ka badanba oy ka midtahay saxibtinimo iwm kaalay si aynu isku waafajino qofka aad sawirkiisa haysato iyo ka aan anigu sawirkiisa haysto si tanasulaad badan kadib u goaansano rimaynta hadafkeena guur😂
@prowolf12345 Maalinka aynu inagu qiimeeyan dhererkena iwm maxa diidaya in aynu ku qiimayno hablaheena qurux iwm si ay meesha uga baxdo xulashadii qoysnimo ee xigmada ku dhisnayd iyo ka fikirka aayaha danbe
@LamaFarxiyo Wax ka qurux badan ma jirto markay xaaskagu ku labisto surwaal soft ah iyo garan labaas oo ku dhejisan kalay iska arag quruxdeedi gabadhnimo ayaad mar karta arkaysa maxaa ka waxan inaad xaaskaga ku indho kuulato
@LamaFarxiyo Marka ay gabadhu tidhaah yaan laga dareemin naxariis iyo jacayl iyadoo ka cararaysa in la moodo nacas lala guursan kara
Sidooklena ninku diido inuu naagtisa u noqcdo romantic iyo nin macaan isagoo ka raraya inuu noqdo nacas iyo nin liita
Tolow xagee loo socdaa