Somalidu waxay 100laal sano ka hor isticmaali jirtay far la dhihi jiray Wadaad. Taas oo uu isticmaalkeeda soo gaaray ilaa iyo 1975.
Nidaamka far wadaadka waxay ahayd mid carabi ahaan lo qoro lkn af somali ahayd.
Kadib hirgalintii Farta qalaad ee 1972.
#wadad#somali#script
Qalabkaan wuxuu ahaa qalab lagu ogaan jiray marka ay diyaaraha cadowga ay hawada soo galaan.
Waxaa la adeegsan jiray ka hor Qalabka Raadeelka ee casriga (Radar) inta uusan imaan.
#radar#old#oldmachine#natdocchannel#historical
Tani waa nooc ka mid ah bisadaha dhifka ah ee ku nool aduunka e loo haystay inay dabar-go'een.
Waa bah ka mid ah bisaha dhex-dhexe e ku nool dhulka Andalusiya e #spain iyo #Portugal.
Kororka xowliga ah e ku yimid bisadahaan ayaa sabab u noqday in laga saaro liiska cas.
#Lynx
Tani waa nooc ka mid ah shimbiraha ku nool dhulka baddaha ah, waxaa loo yaqaanaa #puffin
Shimbirahaan waxay u kala baxaan saddex nooc. Labo nooc oo ka mid ah waxay ku nool yihiin badda Basifiga (pacific), midda kalena waxay ku noshahay Waqoyiga Badda Atlantiga.
#pacific#birds
Yaxaasyada Niilka waxaa la ogaaday in ay aad u dareemaan oohinta iyo walwalka caruurta marka ay cidlada yihiin.
Cilmibaris ay sameeyeen qubaro ayaa lagu ogaaday in xitta ay waalidka caruurka dhalay kaga dareen badan yihiin Yaxaasyadaan nooca Niilka loo yaqaan.
#natdocchannel
Eey-Duureedyada Afrika, waa eeyo wax ugaarta kuwaas oo ku nool dhulka saxaraha ka hooseeya ee qaarada Afrika.
Eey Duureedkaan waxaa kaloo loo yaqaana Eyga-Midabeysan, waxaaa laga helaa Koonfurta Afrika iyo qaybo ka mid ah Bariga Qaarada.
#african#wildanimals#AfricanWildDog