Official @X Account of Puntland Police Force 🚔 | Ensuring law & order, protecting lives, and upholding justice. Emergency: 999 | Commissioner: @MuminAShire
Booliska waxay ka raalli gelinayaan shacabka dhacdadii ka dhacday Garoowe 07 June 2026 ee ay ku lug yeesheen qaar ka tirsan Birmadka.
Waxaa la xiray 18 askari, baaritaanna ayaa socda, eedeysanayaashana waxaa la horgeyn doonaa Maxkamadda Ciidamada.
https://t.co/wDO304lQLe
Madaxweyne @HESaidADeni, oo uu wehliyo Taliyaha Booliska Gen. @MuminAShire, ayaa Carmo ku soo xiray tababar loo qabtay cutubyo ka tirsan Birmadka Booliska.
Wuxuu ku bogaadiyey ciidanka dadaalkooda, kuna adkeeyey sugidda amniga iyo xasilloonida.
#Puntland#Puntlandpolice
President @HESaidADeni today inaugurated the new Sanaag Regional Police Headquarters in Badhan, marking a key step in Puntland’s police reform & modernization efforts, supported by the #UAE. The facility aligns with nationwide upgrades to strengthen security and service delivery.
1/2 The President of Puntland, @HESaidADeni, has expressed his gratitude to the Government of the @UAE for its support in strengthening the #Puntland Police. The support provided by the UAE includes the construction of the new Puntland Police Headquarters.
Madaxweynaha Puntland, Mudane @HESaidADeni, ayaa maanta booqasho ku tagay Dugsiga Carmo, halkaas oo uu kula kulmay ciidanka cusub ee tababarka ku jira, isagoo ku bogaadiyay sida hufan ee ay u gutaan waajibaadkooda tababarka.
https://t.co/T0Ig6ijnxy
BAALLADE
🚨 Ciidamada difaaca Puntland oo ku guuleystay hawlgalkii ciribtirka argagixisada!
Waxay gacanta ku dhigeen god ay ku kaydsanaayeen qaraxyo & daawooyin fara badan
✅ Guulaha waa isdaba joog
☠️ Maalmaha ugu dambeeya ee firxadka #Daacish