Waxaa la galay teeramkii 2'aad ee sanad dugsiyeedka, waqtiguna wuu is gurayaa, Qalam mar walba waxey idinka caawineysaa in aad Guuleysataan.
Fadlan ku mention garee arday Form 4 oo aad guul la jeceshahay.
Halkan kala soo dag app-ka Qalam https://t.co/ZwFIFkrHHM
Qiimo-dhimis muddo kooban socon doonta.
Dhamaan ardayda ku xiran App-ka Qalam waxaan Ogeysiineynaa in aan qiimaha App-ka uga dhignay $1.5 bishii.
kala soo dag App-ka Qalam: https://t.co/ZwFIFkrHHM