@husseinhaaruun Waxaan si miir qab leh udhugtay wax kabedelka lagu sameeyay qabyo qoraalka dastuurka, waxaa iiga soo baxday, in la hirgelin rabo aragti ku qotonto federal diid iyo kaligii talisnimo is huwan, oo lagu daray farsamooyin larabo in lagu kala ooto goofaf iyo beero la sharciyey