𝗢𝗹𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗡𝗮𝗱𝗶𝗶𝗳𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗜𝘆𝗼 𝗪𝗮𝗰𝘆𝗶𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗫𝗲𝗲𝗯𝘁𝗮 𝗟𝗶𝗶𝗱𝗼
Waxan Jimcihi 18-aad xebta Liido ka sameynay olalaha nadaafada iyo wacyigalinta, waxaan u mahadcelineynaa saxiibada cusub ee saka nagu soo biiray.
#socialworkers#dogdon#liidobeachclean
Hooyo Khasiido macalin cali waa hooyo da'ah oo araga naafo ka ah kuna dhibaateysan kaam ku yaal duleedka Magaalada Moqdisho wajaheysana dhibaatooyin xaga nolasha, wll ku caawi wax adi wax ka dhibeyn ayadana wax u taraya
EVC:
0610508451.
E-Dahab:
0621323210.
We reached our goal #WanUiibinkarnaaMooto, thanks everyone who supported Jaylani and Donated, we stand to support anybody needs support. Jazakumulah kheyr.
Dhamaan walaaha somaliyeed ad baan ugu mahadcelinaynaa melwalba ay jogaan mesha ay ka soo bixiyen allah ka siiyo, sadaqadane maalka waa siyaadisaa ee ma nusqaaniso , deqdii manta na so gartay wa sida tan:
$10
$10
$9
$26
$100
$100
Wadarta guud oo manta wa $255.
$1,145 ayaa dhiman
𝗪𝗔𝗔𝗡 𝗨 𝗜𝗜𝗕𝗜𝗡 𝗞𝗔𝗥𝗡𝗔𝗔 𝗠𝗢𝗢𝗧𝗢 💪💪
#Jeylaani#Cali#Xuseen Waa Muwaadin ka sawirada hoose ka muuqda, waddani ah, wuxuu nagula soo biiray labo jimco ka hor Ololaha Nadaafadda Xeebta
#Share Fadlan si walaalo kale ay u gaarto.
Tel 0615583453 l
#KaalmeeJaylaani