@ahm_ibrahima Baajuun Soomaaliland maba dagtee kan goormuu SNM member ahaa? ๐๐๐ USC ama SPM member card hadaad soo sameysan kaheyd wax la fahmikaro ayay ahaan laheyd.
@HussienM12@HamzaAbdiBarre Xiritaa kaliya maโaha ee in la dilo ayay istaahilaan. Hadaad xuriyatul qowl rabto dhulka al-shabaab ay heystaan aad oo kasoo dir war dowlada lagu taageerayo ama lagu buunbuuniyo kadibna aan aragno in qoortaa yar ay kugu sii taalo. Qiyaaliga ah โfreedom of speechโ ayaad barateen.
@PowerUSAID@CrisisGroup From massacring Native Americans, slaving black Americans, rounding up Japanese Americans, nuking Japan, Invading Vietnam, many Latin American states, Iraq 2x, Yugoslavia, Somalia, Afghanistan, Syria, Yemen, & many others, the Yankees can stay in peace without killing others.
@KFosterFCDO@UKinSomalia In other words, โdo you want to be a spy under the pay of @UKinSomalia against the interest of your own people and country.โ The west, specially their embassies, donโt pay free lunch. If you get something from them, you will give them something else in return. Donโt be fooled.
@hon_khadija@HassanSMohamud Afartiisa sano marka uu dhameysto adigoo haddana mid kale ka daba laalaado yaan lagu arkin oo ku haayo dal xoreeye kale. Koley siyaasada muufaysiga khabiir wen ayaad ku tahay.
Guled everyday promotes tribalism in ๐ธ๐ด but lives with his children in the ๐บ๐ธ where they enjoy the same rights as whites, and where if there would be tribalism he would be classed amongst the lowest in societyโผ๏ธ
HYPOCRITES ARE THE WORST OF THE WORSTโผ๏ธ
#somalia#mogadishu
@TerraAbdirizak Koobkii oo labadiisa dheg leh ayay ciyaartoydii iyo tababarahoodii ka qaadeen kadibna wakaa ay Damshabaab dheg ka jabiyeen. Kaga yaabaa in ay dahab u moodeen oo ay dhahaan dhegta waa la iibinayaa oo qarashka @TheVillaSomalia ayaa lagu kabayaa. Wax kasta kafilo qoloyinkaa.
@hoodo_muhibo Afartii baa roonayd ee waxaa la arki doonaa sacuudiga oo laga fadwoon doono oo la dhihi doono war raggow sideed ayaad gaarsiin kartaan ๐๐๐
@mizzyyym When haliimo gets to this point is when she is about to hit the wall, getting close to her 30s if not late 30s and no proposals are coming along and the family such as eedo, ayeeyo, habaryar are telling her, โnaa goormaad fadhiga ka kaceysaa oo intaadan qalalin guursanaysaa.โ ๐
Ee ciyaarahaa geel raacida ah reerka ha nagu matalaan. Tusaale ahaan, dadka orodka dheer ku matala Ethiopia & Kenyaba gobolo qaar ah ayay ka yimaadaan. Sidaa si la mid ah ayay Ogaadeenkana ciyaaraha geel raacida ee dalalka khaliijka ka dhaca Soomaaliya ku matali karaan. ๐๐๐
Nin baajuun ah oo fir ka fir baloon ciyaarida waligii ku fiicnaa oo dadkiisa ay soo saari jireen ciyaartowda ugu fiican dalka, gaar ahaa kubada cagta, ayaa la leeyahay hala badalo oo afka hore hala geeyo nin Ogaadeen ah oo jilbaha baloonta ku qaadanaayo.