Iyada oo Salaadii Jimcaha lagu jiro ayaa dad Muslimiin ah oo wax galabsan Masaajido ku yaala New Zealand lagu laayay #Argagaxiso iyo... https://t.co/JnQJ9ej0dE
Inaa lilaahi wa inaa lilaahi Raajicuun. Ma dhinte waa ilaah, Allaha u Naxariisto Marxuum Wasiirka Dastuurka JFS Cabdiraxman Xoosh Jibril oo Hada la ii Soo sheegay in uu ku geeriyooday Dubai, UAE oo u joogay... https://t.co/OgVxUayzxW
Ilaahay ha u Naxariisto intii ku dhimatay Qaraxii Caawa, inta Dhaawaca ah Ilaahay caafimaad degdeg ah ha siiyo Aamiin ya Allah. Aan si wadajir ah ugu duceeno Dadkii wax ku yeeloobay iyo Qoysaskooda ilaahow u... https://t.co/AXGWPUxxr9