Dhegahaaga ka ilaali in ay maqlaan wax aysan indhahaagu arki karin, afkaagana ka ilaali inuu sheego wax uusan qalbigaagu dareemi karin.
X @Ibrahimnolosha
Hadal yaraantu waa astaan lagu yaqaan dadka dalbaya inay cilmi badan helaan, si ay u noqdaan caaqiliin.
Sido kale
Hadal yaraantu waa sirta aad kaga guuleysan karto cadawkaaga.
#Afkaaga_masuul_ka_noqo.
#Casuumaad π¨π§
Uma baahnid kaar(Invitation) toos u kaalay.
Goorta: 31-08-2020
Goobta: Tiyaatarka Qaranka.
Amminta: 3:00 Galabnimo.
La qaxwee qoraa @XKaboole